Siduu ku yimid Erayga Yaa riixay ?! who Pushin P – Yaa Riixay P oo loo fasiran karo dhan walbo waa hees uu qaaday Jan 12.2022 Sergio. Waa kuma Sergio Giavanni Kitchens waa hesaa u dhashay dalka Marekanka wuxu dhashay (Juun 14 1993) Naaneestiisa waxa uu caan ku yahay Gunna isaga waxaa lagu xantaa in uu yahay Gay (Qaniis) Heesta Yaa riix P waxay noqotay mida ugu hadla heenta badan dunida xitaa Reer Galbeedka sidan oo kale ayee u hadal hayaan… way ku wareereen Laba mid ayee dadka u kala qaateen ereyga Pushin P waa Yaa hormariyay oo noloshiisa in ay gaarto heerkan sabab u leh (Yaa riixay P ) oo Soomaalida iyo qeyb ka mida Reer galbeedka u wada qaateen yaa Habeestay P. !