By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYA WEBSITE CUSUB 2022
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > wordpress tutorial > SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYA WEBSITE CUSUB 2022
wordpress tutorial

SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYA WEBSITE CUSUB 2022

somaliadmin
By somaliadmin wordpress tutorial
Share
7 Min Read
lacag online

Website cusub lacag malaga sameen kara

Shaki kuma jiro in lacag samayntu ay tahay mudnaanta koowaad ee dad badan. haddii aad raadinayso hab aad lacag badan ku samayso, waxaad timid meeshii saxda ahayd. Maqaalkan, waxaan kuugu sheegi doonaa wax ku saabsan website cusub Sida Lacag Loo Sameeyo. Sida ugu sahlan oo lacag looga sameeyo website waa inaad marwalbo soo gudbiso wax bulshada anfacaayo iyo ka jawaabida sualaha bulshada ay iswaydiyaaan e usoo radsadaan meesha ugu dhaw ay ka heli karaan taas ay noqon karto Google ama Wikipedia iyo waliba kuwa kale oo suashaad waydiisid aaad ka heli kartid jawabteeda waayo meel kasta waxa jiro dad ku qoro maqaalo kana diyaariyo jawaabo suashaad qabtid ka haqab tiraayo,markeey imaado lacagta waxa maqcuul ah inaad is waydiinayso sideen lacag ooga sameen hadii aan jawab kasto oo dadaka radinayaan aan si bilaash ah ugu soo qoro si maqaal ahna kuna daabaco meelaha aqbalo ama xitaa website kaaad ledahy tusaale ahaan hada waxaad aqrisanaysaa maqaalkaan wax lacagna kugum afadhiyo waxa mcquul ah inaad adigoo jawaab radinaayo ama xitaa saxiib kugu soo lifaaqay aad ku aragtay waliba si bikaaash aad kuheshay aadna kaga bogotay jawabtaadi ahayd sidee lacag looga sameyaa website yada,Hagaag,waxaan ku soo wadaa sida ugu fudud ood lacag ooga sameen kartid hadii aad website leedahay hadaad lahaynee aan kugu baraarujin karo ama aan ku bari karo sida min bilow ilaa dhamaad aan ku tuso walibo aan qoraalo aan kaaga diyaariyay halkaana ay ku jiraan. sidee lacag looga sameeya website.

Website markaad maqashid waxaa maskaxdaada kuso dhacaayo ayaa ah warara la aqristo,meel wax laga barto ama meel dad aqoon dheeraad leh ay sameeyeen ama xitaa ay ayaka kaligood wax kusoo qori karaan,Balse waxaan raba inaan mqaqqlkaan kula wadaago sida ugu fudud oo arimahaaas maskaxdaada ooga saari una fahansiin lahaa sida saxda ah iyo cilmiga ka danbeeyo in Website lacag laga sameeyo iyo walipa siyaabaha kala duwan oo lacagta looga sameeyo.

Sida lawada yaqaano ayaa ah innad maqaal aad ka gadid idaacad markaas danaynayso ama aad si kale aad u isticmaashid oo xayasiin ad u samaysid shirkada wa hadii ad leedahay meel dadbadan soo booqdaaan ama walibo meel la daawado,waxaad aragtay idaacadaha wararka ineey xayissin kusoo gudbiyaan wararkooda taas oo ay sas wax ooga helaan,waxaan ku tusi rabaa qaabka casriga ah ee lacagta ugu badan looga sameeyo.

Waxaad u baahntahay oo kali ah Website aad kusoo qori kartid maqaalo kuwaas oo faido u leh bulshada adigo ka faidaysanayo xirfadad qoraalka iyo hibada uu Alle kusiiyay dadka badi qoraalka ma jeclo oo waxeey ka door bidaan ineey aqriyaan ama dhagaystaan adigana waxeey kuunoqon jaanis aad oog afaidaysatid,maqaalki aad qortay wa inuu ahadaa ugu yaraan tiro marki ladhaho 700-1500 erey oo tayo leh waxaadna ahmiyad sinaysaa inaad ka jawabtid suaalaha iyo bahida bulshada,maqalkaada aya wuxu galaya Google iyo shirkadaha kale aan soo xusnay deedna markii u qofka raadiyo mawducaada ood adi ka samaysay jaanis waxaad helaysaa kaada loo soo bixiyo uu aqristo sidas ayad ku heshay macaamill,waayo waxad sameen markii aad gaarto meel qofki kusoo booqdo uu maqaalo badan ka heli karo ugu yaraan 15 maqaal waxad codsan karta GOOGLE ADSENSE oo aan horay ooga hadalnay sida lo codsado google adsense iyo qaabka ugu sahlan oo laguu aqbali karo google adsense.

Hadii lagu aqbalo waxaad xoogi saari karta sidi aad maqaalo tayo leh ugu soo gudbin lahed macamiisha kusoo booqoto waayo waxaad dhisaysa bulsho kuwaas ood marwalpo usoo gudbin karto wixi aanfacaayo.Google adsense aya ah mesha aad lacagta ug badan oo website yada laga sameeyo taas oo ah meel ay shirkadaha wa wayn ay kensadaan alabahooda iyo wixi ay u rabaan in loo xayisiiyo deedna googel adsense ayad codsatay oo u sheegtay in website kaada dadka imado aad donaysid inaad xayisiin la tuso adigana sidaas ad ku heshid lacagta ay bixinayaan,shirkadahaan aya ah kuwo ogol in 1000 qof hadeey so booqdaan website kaada oo ay arkaan xayisiinti shirkada laheed waxey ku bixiyaan lacag dhan $ 0.5- $6 waana qiyaas midaan

Xayisiinta ayaa ah mid ay ayaka maamulaan wa google adsense sa waxey u dhaxaysaa adiga oo website ka leh iyo shirkadi u baahneed in loo xayisiiyo alaabta .

shirkadaha lamidka ah Google adsense

google-adsense-websiteyada-lamidka-a
  1. Media.net.
  2. PropellerAds
  3. Amazon Native Shopping Ads.
  4. Adversal.
  5. Skimlinks.
  6. Monumetric.
  7. InfoLinks.

Kadib markaad codsatid midi kaa anfacdo waayo waxeey leeyihiin shuruucyo iyo qawaanin kala duwan midwalbana kuma qancinayso waayo qaar aya ah inney ku aqbalynin inaad kamid noqon karin ilaa 10,000 qof imadaan bilkasta website kaada,balse dhamaan lacag aya laga sameeya qof walbo dooqiisa iyo shirkadi uu u bogo aya iska diwan galiyaa adigana midi aaad rabtid ayad iska diwaan galin karta balse mida ugu caansan aya ah google adsense oo meleey u badanyihiin shirkadaha wa wayn iyo website yada wawaynn ay lacagta ugu badan ka sameeyaan,mar hadiiaad ka mid noqotay shirkad oo diwaanka lagugu daray waxad helaysa ama arkaysa xayisimo dul socdo website kaada oo marki lasoo galo dadka aya arkayaan waqtigaas waxaad xoga sari oo kali sidii dad badan aad ku keeni laheed website kaada oo malinki ama bishii ad kumanaan dad ay booqosho kugu imadaan adigana waxaad samayn lacag dhan booqoshada lagu soo booqday.

hadii aad rabto hosting iyo domain halkaan ka iibso somnest su’aalo caadi ama caawin hadii aad iga baahantahay qeebta faallada inagula wadaag.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love8
Cry2
Surprise1
Sad2
Happy2
Sleepy3
Angry1
Previous Article lacag 6 Qaab Lacag Looga Sameeyo Online 2022
Next Article Freelancing Waa maxay Freelancing? 8 qodob oo aad u baahan tahay inaad ogaato!
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Waa maxay Google Adsense?
wordpress tutorial

Waa maxay Google Adsense? sidee google adsense approval loo helaa

8 months ago
Google Ads
wordpress tutorial

Sidee ayuu ushaqeeya Google Ads! waa maxay?

8 months ago
domain oyo hosting
wordpress tutorial

Waa maxay Domain iyo Hosting abuur shabakad

10 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?