By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: Shaqo Cajiib ah: adoo hurda $2000 qaado!
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > macluumaad > Shaqo Cajiib ah: adoo hurda $2000 qaado!
macluumaad

Shaqo Cajiib ah: adoo hurda $2000 qaado!

somaliadmin
By somaliadmin macluumaad
Share
1 Min Read
Shaqo Cajiib ah

Shaqo Cajiib ah sida ay qortay shabakadda CNBC, shirkadda Sleep Junkie ee soo saarta barkimaha iyo waxyaalaha lagu seexdo ayaa soo bandhigtay shaqo ‘hurdo’ ah oo lagu qaadanayo $2000. Shirkadda ayaa raadinaysa qof hurdo xumo hayso. Qof kaan ayaa tijaabinaya 8 waxyaalood oo lagu seexdo oo shirkaddu soo saarto. Isbuuc walba hal mid ayuu tijaabinayaa oo uu ku seexanaya muddo hal saac oo keliya, waxaana laga qoraya xogta iyo in waxaasi hurdada wanaajiyaan iyo in kale. Hal ka saac ee hurdo wuxuu qaadanaya $250. Siddeedda isbuuc ee uu min hal ka saac seexanayo na wuxuu helayaa $2000.Maxaa laga rabaa qof ka shaqadaan soo dalbanaya?Keliya waxaa laga rabaa qof ka shaqadaan soo dalbanaya, inuu soo qoro codsi ka kooban ilaa 150 erey, oo uu ku sharraxayo sababta uu u aaminsanyahau inuu shaqadaan uga kasoo bixi karo. Codsiga shaqadaan ayaa xirmaya 14 bisha labaad ee soo socota. 28 bishaas na toos ayay shaqadu u bilaabanaysaa.Shirkadda ayaa sheegtay inay natiijada kasoo baxda tijaabadaan ay faafinayso maalin ka hurdada adduun ka (bisha saddexaad 18-keeda).Shaqadaan ma ku anfici lahayd adiga?| linkiga shirkada sleep junkie

comment us hadii aad rabto hosting iyo domain halkaan ka iibso ionos 1&1

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love1
Cry0
Surprise0
Sad0
Happy0
Sleepy0
Angry0
Previous Article shirkadood leh 10 jir 2 shirkadood leh $13 milyan ayay haystaa
Next Article Kirishtaanka 7 su’aalood oo aanay Kirishtaanka ka jawaabi karayn
1 Comment 1 Comment
  • Sultan says:
    January 20, 2022 at 6:44 pm

    Waa cajiib hhh

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

10ka qof ee Ruushka ugu qanisan adduunka
macluumaad

10ka qof ee Ruushka ugu qanisan adduunka 2022

7 months ago
Isbedel sameey
macluumaad

Waa maxay sababta Isbedelku uu uadag? yahay 10 qodob!

7 months ago
xirfado cusub
Suuqgeynta affiliate marketing

XIRFADO CUSUB- 8 Xirfadood Inaad Barato oo Ay Tahay Muhiim

7 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?