By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: Search Engine-Da (SEO) Ugu Isticmaalka Badan Uguna Caansan Adduunka
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > latest technology > Search Engine-Da (SEO) Ugu Isticmaalka Badan Uguna Caansan Adduunka
latest technology

Search Engine-Da (SEO) Ugu Isticmaalka Badan Uguna Caansan Adduunka

somaliadmin
By somaliadmin latest technology
Share
4 Min Read
Search Engine-Da seo

Dad Badan Ah Ayaa Maalin Kasta Ku Tiirsan Wax ka raadinta Search Engine-Da, (SEO) Si Ay U Helaan Macluumaadka Ay Uga Baahan Yihiin Dhinacyadooda Kala Duwan, Waxaana Loo Arkaa Search Engine-Da In Ay Yihiin Qaar Ka Mid Ah Adeegsiyada Ama Isticmaalka Ugu Caansan Internetka Gabi Ahaanba. In Kastoo Google Uu Awood Badan Ku Leeyahay Suuqa Search Engine-Da, Haddana Sannadihii U Dambeeyay Waxaa Soo If Baxayay Search Engine Kale, Kuwaas Oo Aan Wax Badan Ka Duwanayn Google, Balse Loo Adeegsado Dookh Ahaan Ama Ku Qanacsanaan Shaqsiyeed, Maadaama Mid Walba Uu Leeyahay Faa’iidooyin U Gaar Ah.

1. Google

Google Waxa Ay Bixisaa Adeegyo Badan Oo Awood Leh Sida Raadinta Sawirada, Muuqaalada, Buugaagta, Iyo Wararka Oo Ay Weheliso Habab Waxtar Leh Sida Habaynta Wakhtiga Raadinta, Taageerada Luuqadaha Kala Duwan.

Google Waxa Ay Isticmaashaa Algorithms Adag, Kuwaas Oo Siisa Isticmaaleyaasheeda Macluumaadyada La Xidhiidha Raadintooda, Lana Isku Halayn Karo Islamarkaana Tayo Sare Leh, Marka Loo Eego Search Engine-Da Kale Ee Wax Laga Raadiyo.

Google Waa Search Engine-Ka Ugu Caansan Uguna Isticmaalka Badan Adduunka. Waana Website-Ka Ugu Booqashada Badan Adduunka.

2. Bing

Bing Waa Mid Ka Mid Ah Search Engine-Da Ugu Caansan Adduunka Marka Laga Reebo Google, Oo Ay Leedahay Shirkadda Caanka Ah Ee Microsoft.

Bing Ayaa Caan Ka Ah Maraykanka Marka Loo Eego Aduunka Intiisa Kale, Iyadoo Lagu Qiyaaso Dadka Isticmaala 7%, Marka La Barbardhigo Google Oo Ah 87%.

3. Yahoo

Yahoo Waa Mid Ka Mid Ah Search Engine-Da Ugu Caansan Adduunka Marka Laga Reebo Google, Iyo Bing, Wuxuuna Bixiyaa Adeegyo Badan Oo Kala Duwan Sida Raadinta Wararka, Muuqaalada, Iyo Cododka.

Japan Ayaa Ka Mid Ah Wadamada Sida Aadka Ah U Isticmaala Yahoo, Iyadoo Isticmaalkeedu Uu Yahay 15%, Halka Google-Ka Laga Isticmaalo Japan Uu Yahay Ilaa 75%.

5. Baidu

Baidu Waa Mid Ka Mid Ah Search Engine-Da Ugu Caansan Dalka Shiinaha, Lagana Leeyahay. Waxayna Caalamka Kaga Jirtaa Kaalinta Shanaad. Waxayna Bixisaa Adeegyo Kala Ah: Raadinta Dukumentiyada, Sawirrada, Faylasha, Muuqaalada Iyo Bogagga Internetka.

Marka Loo Eego Tirakoobyadii Ugu Dambeeyay, Search Engine-Ka Baidu Waxaa Isticmaala Tiro Dhan 75.54% Dadka Shiinaha, Search Engine-Da Bing Iyo Sidoo Kale Sogo, Ayaa Caan Ka Ah Google Marka La Joogo Gudaha Shiinaha, Kaas Oo Leh 3.5.

4. Yandex

Yandex Waa Search Engine Laga Leeyahay Dalka Ruushka, Waxaanu Caalamka Kaga Jiraa Kaalinta Afraad, In Kasta Oo Uu Yahay Search Engine-Ka Ugu Caansan Ruushka, Hadana Sidoo Kale Waxa Oo Uu Leeyahay Qaar Ka Mid Ah Isticmaaleyaasha Waddamada Kale Sida Turkiga, Belarus, Kazakhstan Iyo Uzbekistan.

Heerka Isticmaalka Yandex Ee Dalka Ruushka Waa 49%, Marka Loo Barbardhigo Google Oo Ah 48%.

(SEO) Search Engine-Da Ugu Caansan Ee Ku Saabsiisan Raadinta Xogaha Sayniska Iyo Tacliinta

Waxaa Jira Search Engine-No U Heellan Helitaanka Xogta Iyo Macluumaadyada Ku Saabsiisan Sayniska Iyo Tacliinta, Waa Kuwan Kuwooda Ugu Caansan:

    • Google Scholar
    • Microsoft Academy
    • WorldWideScience

(SEO) Search Engine-Da Ugu Caansan Ee Ku Saabsiisan Raadinta Muuqaalada

Waxaa Jira Search Engine-No Badan Oo U Heellan Raadinta Muuqaalada, Kuwaas Oo Ay Ugu Caansan Yihiin:

    • YouTube
    • Dailymotion
    • Utreon
    • Vimeo

(SEO) Search Engine-Da Ugu Caansan Ee Ku Saabsiisan Raadinta Sawirada

Waxaa Kale Oo Jira Search Engine-No U Heellan Raadinta Sawirada, Kuwaas Oo Ay Ugu Caansan Yihiin:

    • Picsearch
    • Flickr

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love5
Cry0
Surprise3
Sad1
Happy0
Sleepy1
Angry0
Previous Article metaverse Waa maxay Metaverse? Wax Ka Ogow!
Next Article Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
latest technology

Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!

1 month ago
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology

Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!

4 months ago
metaverse
latest technology

Waa maxay Metaverse? Wax Ka Ogow!

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?