By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: Qisada luqmaan Al xakiim
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > arimaha diinta > Qisada luqmaan Al xakiim
arimaha diinta

Qisada luqmaan Al xakiim

somaliadmin
By somaliadmin arimaha diinta
Share
6 Min Read
luqmaan Al xakiim

waxka baro taariikhda luqmaan al xakiim! Luqmaan waxa uu ahaa Nin faqiira, oo aan xoolo badan lahayn. wuxuu ahaa nin saalix ah oo caabid ah oo soo gaaray xiligii nabi daauud cs wuxuu kaso jeeday dhulka loo yaqaano lubia oo ku yaala sudan Culumadu waxay isku khilaafeen in uu ahaa Nabi iyo in uu ahaa Adoon culimada qaar waxa ay leeyihiin allah subxanahu watacala luqmaan wuxuu uso bandhigay inuu nabinimo siiyo iyo in uu xikmad siiyo markaasa wuxuu doortay in xikmad allah sw ugu deeqo. xikmadu waa in qofka camalkiisa iyo hadalkiisa la waafajiyo sida saxda ah iyo waqtiga saxda ah iyo meesha uuku haboon yahay intaba. Luqmaan waynidiisa iyo Aqoonta uu Eebe siiyey darted ayaa loogu Magac daray Suurad dhan, waana Suurada 31aad “ suuratu Luqmaan”
Luqmaan waxa sharaf iyo karaamo ugu filan in Eebe Xikmadii uu siiyey uu inooga dhigay Tusaale Nool iyo Ruux ku dayasho mudan.

Qisooyinka luqmaan Al xakiim

qisooyinka luqmaan marka laga waramayo waxaa laso qaata Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Sayidkiisii ka dalbaday Luqmaan in uu Gawraco Neef Xoola, kadibna waxa uu waydiiyey waa maxay labada wasladood ee ugu wanaagsan ee ku jira Neefka, Luqmaan waxa uu usoo saaray Carrabkii iyo Wadnihii Neefka. Muddo kadib ayuu Maamulihiisa ka codsaday Luqmaan inuu Gawraco Lax kale oo kasoo saaro Labada wasladood ee ugu Xun. Luqmaan waxa uu soo jaray Carrabkii iyo Wadnihii, kadibna hor keenay Maamulihiisii. Mudanihiisii waxa uu waydiiye, waxaan kaa dalbaday Labada Wasladoo ee ugu fiican waxaanad ii keenta Carrabkii iyo Wadnihii, sidoo kalena waxaan kaa dalbaday labada wasladood ee ugu xun waxaanad ii keentay Carrabka iyo Wadnaha ee bal ii macneey?
Luqmaan waxa uu ku yidhi carabka iyo wadnaha waa labada xubnood ee ugu fiican, hadii la wanaajiyo oo wanaaga loo isticmaalo, wuxuu kaloo yiri waa labo xubnood kuwo ugu xun hadday Xumaadaan. ninkii sayidkiisa ahaa markuu xikmadiisa la yaabay ayuu luqmaan xoreeyay uu ku yiri iska tag xor ayaa tahay

Luqmaan waxa uu caan ku yahay Xikmad iyo Aqoon, waxaan tusaale usoo qaadanaynaa, dardaarankii uu Eebe Qur’aanka ku xusay ee uu siiyey wiikiisa.

Luqmaan isaga oo u dardaarmaya wiilkiisa waxa uu faray inuu Allah kaligii caabudo, oo aanu cid kale la caabudin. Kana dheeraado shirkiga iyo in cid kale Eebe lala wadaajiyo.
Arrintan waa qodobka ugu muhiimsan, ee qofka muslimka ah looga baahan yahay inuu ku baraarugnaado, sababtoo ah haddii qofka muslimka ahi uu galo danbi ama macsi waxa dhici karta in ilaahay u danbi dhaafo maalinta qayaamaha, laakiin in Eebe cid kale lala wadaajiyo waxay keenaysaa in ruuxaas uu galo cadaabta kuna waaro. Ilaahayna danbi dhammantii wuu dhaafaa oo cafiyaa marka laga reebo Shirkiga. Ilaahaynbaan ka magan galnay.
Qodobka labaad ee dardaaranaka Luqmaan, waxa uu faray wiilkiisa in uu Oogo Salaada. Maaha oo kaliya inuu tukado, ee waa inaad oogtaa salaada, sidii uu Nabigeenu (NNK) uu utukan jiray.
Qodobka kale ee muhiimka ah uu Luqmaan baray wiilkiisa, waa in Allah Kor ahaaye uu waxkasta ogyahay ha noqoto walax yar ama unuga ugu yar noolaha ama Noolaha ugu wayn makhluuqaadka Eebe.

Maalin maalmaha kamida ayaa wililkii Luqmaan waxa uu waydiiyey Aabihii, Suaal Layaab leh, waxa uu yidhi: Aabe, Haddii aan tuuro dhagax yar oo uu haystay, kuna tuuro badda miyuu Ilaahay ogyahay Arrintan. Ku darsoo Luqmaan iyo wiilkiisa waxay saarnayeen doon, waan habeen mugdi ah. Haddaba Luqmaan muxuu ugu Jawaabay, iminka ayaad garanaysaan sababta uu Allah ugu xusay kitaabkiisa.
Luqmaan waxa uu kuyidhi wiilkiisii, wiilkayoow hadday Xumaantu tahay xabbad khardal ah oo kale oo dhagax dhexdii ku sugnaato, ama samooyinka dhexdooda ama dhulka dhexdiisa wuu keeni Eebe, Eebena waa Oge Xeeldheer.
Haddii aad badda dhexdeeda, ama buuraha dhexdooda ay ku jirto walaxda ugu yar ee jiri karta, Eebe waa ogyahay, waxna kama qarsoona.
Eebe waa ka og, quraanjo dul maraysa ama dhexda kaga jirta Dhagax ku jira dhulka hoostii, ayada oo ay habeen tahay. Tusaale waxa kuugu filan Nabi Yuunus iyo Xuudkii liqay, isaga sadex mugdi hoostii ku jira ayuu Eebe ducadiisa ka Aqbalay.
Qodabka kale ee uu faray Luqmaan wiilkiisa waa inaanu ka Aamusin xumaanta, dadkana uu faro samaha kana reebo xumaanta, una Sabro haddii ay dhibaata ka soo gaadho. Luqmaan waxa uu baray wiilkiisa in haddii aad wanaag samayso ay ku soo gaadhayso dhibaato, hadday dhacdaba waa inaad u dhabar adaygtaa. Arrintaasina waxay ka midtahy umuuraha ugu wanaagsan.
Qodobka kale ee uu faray wiilkiisaa inaad la haato Akhlaaq wanaagsan, hagaajiso la dhaqanka Dadka, hana iska waynayn ee ixtiraam qof kasta adoo u eegayn midab ama dhalasho iwm. Hana kajeedin wajiga Dadka, Dhulkana ha soconin adoo kibirsan. Eebena ma jecla mid kasta oo isla wayn oo faanbaadane. Kibirkuna maaha inaad xidhato maryo qurux leh ama aad la haato Hanti laakiin Kibirku waxa weeye Xaqa oo aad diido iyo Dadka ood yastid.
Iskusoo wada duuboo, Luqmaan Alxakiim, wiilkiisa waxa uu siiyey waano wax ku oool ah, Eebena waxa uu inooga dhigay tusaale ku dayasho leh.
Eebe Raali Haka Noqdo Luqmaan Iyo Cidii Ku Dhaqanta Waanadiisa. la wadaag asxaabtada qeebta faallada inoogu reeb waxa aan ka tagay iyo waxa an qalday

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love6
Cry0
Surprise0
Sad0
Happy0
Sleepy0
Angry0
Previous Article Waa maxay Google Adsense? Waa maxay Google Adsense? sidee google adsense approval loo helaa
Next Article fikradaha ku jira suuqgeynta affiliate fikradaha ku jira suuqgeynta affiliate 5qodob!
3 Comments 3 Comments
  • Maxamed Cali says:
    September 1, 2022 at 12:42 pm

    Allah raali ka noqdo

    Reply
    • somaliadmin says:
      September 2, 2022 at 6:00 pm

      amin

      Reply
  • Cabdullaahi adan says:
    September 3, 2022 at 12:46 pm

    Maşa Allah wll qisooyinka noso badi

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Game of Thrones
arimaha diinta

Game of thrones! 1 milyan yurubiyan ah qaxooti ah argagaxa jiilaalka!

6 months ago
FADEEXADII WATERGATE
arimaha diinta

FADEEXADII WATERGATE (WATERGATE SCANDAL)

9 months ago
GOYNTII IYO GO’DOOMINTII GUUD EE REER BANII HAASHIM IYO REER MUDALIB.
arimaha diinta

GOYNTII IYO GO’DOOMINTII GUUD EE REER BANII HAASHIM IYO REER MUDALIB

10 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?