Waxa bulshadeenna ku dhexbaahsan xanuunno badan oo nafsiyeed oo uu ka mid yahay ciyaarista doorka dhibbanuhu, in uu qofku mar kastaba iska soo qaado ka dhibbanaha ah ee isaga nolosha oo dhammi ay mucaaradka ku tahay, wax kasta oo dhacana cidda dhibbanaha u ahi ay tahay isaga, wax walibana ay ka gadrdaran yihiin, xataa isagu uu naftiisa ka gardaran yahay. Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
Paypal link: https://paypal.me/aadansahan
Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan
Mashruuca Sahanka oo ka kooban: YouTube-ka Sahanka Xogaha: https://www.youtube.com/channel/UCMAk... YouTube-ka Sahan Podcast: https://www.youtube.com/channel/UCGf8...
Spotify: https://open.spotify.com/user/31hpw3z...