SE02EP04 | ISMALURE | Mabda’yo liita oo aan qiimo lahayn oo badanaa aynnu nolosheenna ku salayno ayaa badanka iska keen hortaaga waxyaabihii nolosheenna macnaha dhabta ah u samayn lahaa. dhanka kalena, in aad shakhsiyaddaada si rasmi ah u fahantaa waxa ay kaa caawinaysaa in ay noloshaada adduun iyo taada aakhiraba samaato. Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: https://paypal.me/aadansahan Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan Mashruuca Sahanka oo ka kooban: YouTube-ka Sahanka Xogaha: https://www.youtube.com/channel/UCMAk