In aad raadiso in aad caan noqoto ama qof dadka ka sheeggan noqotaa jar ayay kaa tuuraysaa, marla’aragnimada iyo in aad qof cid la mid ahi aanay jirin isu aragtaana sidoo kale, qof kastaana dhan ayuu ku san yahay dhanna wuu ka liitaa, ee ha ka tallaabsan aadamanimadaada. Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
Paypal link: https://paypal.me/aadansahan
Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan