SE02EP02 | ISMALURE| Xallinta dhibaatada ayaa farxadda laga dhaxdaa! Aasaaska noloshu waa qaneecada! Dooro wixii aad daraaddii u halgami lahayd! Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: https://paypal.me/aadansahan Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan