Xalqadda koowaad ee taxaneheenna Ismalure sharraxiisa aynu ka diyaarinaynno oo jimcaale noqonaya waxa aynu ku sharaxaynaa cutubka koowaad ee buugga Ismalure iyo nuxurka guud ee uu xanbaarsan yahay, ama fahanka xeesha dheer ee laga qaadan karo. Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: https://paypal.me/aadansahan Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan