muuqaalkan waxa uu ka hadlayaa parenting styles ka ama qaababka waalidnimada ee kala duwan iyo sida ay ilmaha u saameeyaan wakhtiga uu yar yahay iyo marka uu waynaadaaba sidoo kale noloshiisa ay wax ugabadalaan. muuqalkani wuu kooban yahay isaga oo faahfaahsana waa muuqalka kan xiga hadii channelka eegto. #caruurta #ogaansho #dhiirigalin #parentingstyles