Mashruuca Sahan| Sahan podcast! Xanuunno badan oo bulsheed ayaa inagu dhexbaahay oo aad ummaddeenna u saameeyay, waana mahuraan in la dabaqabto xanuunnadaas oo bulshada laga daweeyaa. ee maxay yihiin xanuunnadaasi? Maxaa sababay? Sidee ayay i noogu dhexfideen? Sidee wax looga qaban karaa? Mashruuca Sahan muxuu yahay? Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: https://paypal.me/aadansahan Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan