waa maxay cibaado? Qalad-fahanka baahsan ee inaga haystaa muxuu yahay? Cadaab-ka-carar mise -janno-raadis? Qaabka diinta loo sharraxaa badanaa waxa ay muujinaysaa baqdin iyo quus, halka asalku uu ahaa in ay rajo iyo niyad wanaag beerto. Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: https://paypal.me/aadansahan Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan