Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee waalidnimada uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe tusaale ahaan kalsoonidooda, go’aan qaadashadooda, guurkooda iyo dhamaanba qofnimadooda. sidoo kale ma saadaalin kartaa qofka uu ilmahaagu noqonayo hadii aad sugto nooca waalidnimada ee aad isticmaasho hada. ” Ilaahay ayaa og cida uu noqon doona ilmahaagu qadarka eebena waan aamin sanahay” Se aqoon iyo falaqayn uun bay inga tahay.