Cilladaha ugu waaweyn ee sababay in badiba dhallintu ay ka cawdaan fahanka akhriska iyo in ay ku liitaan, ayaynnu bbadnaamijkan Podcast-ka ah ku lafaguraynaa. Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid. Paypal link: https://paypal.me/aadansahan
Buy me a coffee link: https://www.buymeacoffee.com/aadansahan
Mashruuca Sahanka oo ka kooban: YouTube-ka Sahanka Xogaha: https://www.youtube.com/channel/UCMAk...
YouTube-ka Sahan Podcast: https://www.youtube.com/channel/UCGf8...
Spotify: https://open.spotify.com/user/31hpw3z...