Kobcinta garaadka, kaabista garashada & gudbinta xogaha mudan ayaynnu bartan ku soo tebinaynaa, waxana daadihinaya Aadan-Sahan. Waxa uu qayb ka yahay mashruuceenna Sahanka ee u kala baxaya YouTube-ka Sahanka Xogaha, Facebook-ga Sahanka & Podcast-kan Sahan Podcast, oo uu dheer yahay boggeenna Facebook ee qormooyinka u gaarka ah ee Aadan-Sahan.
Haddii aad aaminsantahay podcast-kan oo aad rabto in aad nagu taageerto in aan sii wadno in aan kuu keeno waxyaabo aad u fiican, Gujista xayeysiisku sharci darro maaha
Sign in to your account