1994 ruushka wuxuu shiishaan u diray ku dhawaad 40kun oo askari 2 sano kadib askartaas waxaa kasoo laabtay wax aanan badnayn intii kale waxay ku ileen kaymaha tuulooyinka iyo magaalooyinka shiishaan, heer uu ruushku ku qasbanaaday saxiixida xabad joojin lagu tilmaamay ihaano iyo bahdil weyn , caalamku halmar ayuu isha ku qabtay warka ah dowlada 2aad ee ugu xoogan caalamka oo ku jabayso dagaalkaas shiishaan. Mowqifkaan ila daawo ninkaan midigta jiro waa Zelimkhan Yandarbiyev madaxweynihii shiishaan waqtigaas ninkaan kalena waa Boris Yeltsin hogaamiyihiin ruushka sidoo kale xiligaas daawo muqaalka oo dhameestiran shiishaan. ogaansho
Maalintii Shiishaan Dabka Laqabad siiyay Qadiyadii La hilmaamay|


Leave a comment
Leave a comment