By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: Game of thrones! 1 milyan yurubiyan ah qaxooti ah argagaxa jiilaalka!
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > arimaha diinta > Game of thrones! 1 milyan yurubiyan ah qaxooti ah argagaxa jiilaalka!
arimaha diinta

Game of thrones! 1 milyan yurubiyan ah qaxooti ah argagaxa jiilaalka!

somaliadmin
By somaliadmin arimaha diinta
Share
9 Min Read

game of thrones film caan ah oo taxana ah waa filim kawaramaya 7 qoys Oo ku loolamaya  qabsashada carshiga xadiidiga ah Ee boqortoyinkas Oo dhan loga taliyo xagaa kulul OO dabo dheerna ku jira inta ayagu isku maqan yihiina gidar weyn Oo ey isaga xeren gadashiisa Oo ku tarmaya cadow ah meydad dagalamaya   Oo boqortoyinkas Oo dhanba halis ku ah cadawgaasi Oo la sugayo jiilalka dabada dheeranaya ey dhawan gali doonan Oo marku  Oo jiilalkasi  dhaco Oo kusii duulayo sidasna intuu kuwada xasuuqayo Oo meydad kas dagalamaya  ugu darsanayo jiilalkas barafka badani  qolo wuxu u noqonaya  fursad ey  gaadayan Oo ey ka eganayan janis ey inta kale ugu duulayan qolo kalena wuxu u noqonaya fursad kale Oo ey u arkan  iney kaga badbadayan cadowgas  qolo kalena ey u arkan halag  dusha kuso haya Oo meel uga baxanba eynan jirin iney wajahan moyani jiiralkaas barafka badane laga cabsanayo Oo noqonayo kan go,aminaya wax kasta sida ey u dhacayan jiiralka filimkas ku jira sinariyowga filimka uu u dhacayo manta ayey waqaca calamka ka dhacayan  jiiralka soo socdo Barafka badanina Oo qoomam  ku yahay masiibo ey gabad ka raadsanayan qolo kalena uu u yahy fursad howlo kle isugu toosi donan ma maqashay yurubiyankii Oo turkiga uso qaxaya ma maqashay hees Ruushkau soo saaren Oo ku digasho ah Oo macnaheedu yahy qof hadu ku darnan jiray walagu digta Oo heer yurub niyad jab kusii kordhineysa mase maqashay Era bixin logu yero barakacayasha cimilada 3 das dhacdana ey ku xiran yihin jiilalka so socdo Oo barafka badan Ee qolana ey masiibada u aragto  qoladana kalena fursada hora waxa loo yiri  masaaibu qowmin cinda qowmin fawaaidu masiiboyinka qolo heesta qolo kale ayey faaiido u yihin wa yahy eynu ku horeyno Ruushka aya soo saray hees niyad jab io quusin  u noqoneysa yurubiyanka muujineysa qaaradas duqda ah ey wajaheyso halis ciwano heestan uga dhigen xaabo soo uroorsada jiilal ba, an aya idin sugaye  wa hees 2 daqiiqo ah Oo Ruushku Sidas yurub ugu galayo  waxana baahisay heestan shirkada gaas Biron  Ee gaasta yurub siiso Ruushka ciwankas naxdinta leh wey u sameysay muuqalada heestas gudaheeda lagu so bandhigayo waxa ka buuxo casimado yurubiyan ah Oo baraf qarqiyay ba  io xaalado qabow ah eynan xamileyn wexena shirkadas ku muujineysa xaalka yurub inu sidan noqonayo marka ey gaasta ka goostan  heestas mirahedu sidas ayey u dhacayan jiilalku wu dabo dheeran doona Bal u fiirso wabiga deyrtu ayar ayey usii idlaneysa jiilaku wu dabo dheeran doona waxa soo socdo Baraf io mugdi Ee xabads sii uroorsada jiilalku layab ayu noqon doonaye  wa imushinal damij heestas wxa ey muujineysa wax yaabaha aan la mahdin doonin Ee ka dhalan doona dagalkan hada ogan IYO sameynta rayidka yurubiyanka ku yeelan doonan waxana yurub sugaya jiilalkii ugu xuma  tan io dagalkii 3 aduunka  qodobkas wuxu gaas kusii daraya dabkii ka dhex ogsaday dowladah yurubiyanka ah Ee Ruushka la ficiltamaya iyo rayid kooda ku kacay dantoda eganaya Ee leh yukreyn waxba nagama galin  Ee yanan anagu baraf u maran ama wixi eynu ugu yeernay gugii yurub Ee sidiib kacdonkii carabta jiiray Oo kale aha  wana howl gal Oo Ruushku doonayo inu ku huriyo is jiirkas rayidka yurub io dowladohoda ka dhexeya waliba markan Ruushku uma dhibtonayo gaas taaso ka xidhay yurub 6 dii bilood idladay sanadkan intii uu dagalkiisana oogna ayu boqol io shan iyo 80 Bilyan Oo yuro ka faaiday gaasto Oo ka gadayay yurub iminkana ayaga ayu kaga cabadinaya Ee asago uma wiiqmayo  dhanka kle Eray bixin waxa jirto caan ah  waliba wayahan danbo so shacbaxday Oo ley raahdo  barakacayasha cimilada hadi aad maqli jirtay dad aya dagalo io wax lamida hda waxa jiro dad ey barakiciyeen cimiladu Oo ey baridoda ka er yato Rubucu Qarni gudihii waxa la sadalinya in in kabadan 2 Bilyan io Bar dad ahi ey Barakacayal noqon doonan Eray bixintana barakacayasha cimilada 1980 kii waxa sameyay nin aqon yahan masaari aha Oo la oran jiray cisaamul xanaawi Oo ka shaqeyn jiray qaramada madoobe qeybteeda United environment Boragam waxana uu ku qeexay dad ey sababo cimilo ey ka eryadeen deegankodi barakacayashasina qal qal badan ayey hor seedi doonan sidu doonaba qalqalkasi hau dhacee hadaba sidey hora barnamijka uga diyaarinay dad ad u badan Oo yurubiyan ah aya isku diyaarinaya iney uso yaacan dhanka qaradeena Africa dhanka kalana madama Africa laga faafiyo warar qas ulul faqri balan bal Bay hoof tuugo io waxyabaha lamidka ah inta kayara  baqday iney adan Africa wexey raadiyeen wadan xoga il baxa Oo la jaanqaadi karayan noloshiisana ey fahmi karayan Oo ey barafkas kaga dhuuntan dhorkas bilood waxan ey diirada soo saaren turkiga hadaba turkiga la,aantis dalxiis yadas io arimahas iyo arimahas daneysa aya ku howlan dadka iman doona io sii diyaarinta deegan ku habon Oo dadkaa dhaqalo adag lagaga sameyo waxana qiyaastii ey sameyen waxa uso baxday in yurubiyanka ey rajeynayan iney dalka yimadan qiyas ahan garayan 1milin Oo insaanka ah hoteeladana in la bukin garestay eyba bilabantay qaar badan lasii qabsaday bilaha qabowga Ee soo socdana ey adkaneyso in guryo la kireesto Oo laga helo turkigu gar ahan Istanbul ismir antaalya madama ey yurubiyankasi markey hoteeladu buuxsaman guryaha ey qabsanayan Oo ey dhorkas bilood kireysanyan qadobks dhaqalha turkiga ah aad ayu kor ugu qaadaya yurubti si walbo ula dagalanty dhaqaalaha turkiguna manta aydaba dhiseysa Oo gacanta u badan ka geysaneysa kor uqaadistiisa ileen aduunku wa malin aad ledahy io malin laga leyahy waxa la sadalinaya dadkas in badan Oo kamida ahi iney mudo dheer iska sii joogi doonan turkiga barakacayal cimileed ayeyna sidaas ku noqonayn yurubiyankasi wayahy yurub dowladaheedi aduunka gumestay wexey donan geestay dadka adon saday manta ayagii caloshodii aya cidoodi ku jabtay waxa ey kabaqayan xata midowgodii yurub uba kala qeybsamo gugii carabta Oo kale ka qarxo Oo xukumaha qar shacabkodu ridan marka qabowgu dadka taabto dad badan Oo waayel ah hadey awoodi wayan in ey kabaxan yurub Ow jeebku u samixi wayo Oo ey dhintan quus badan wey ku xeeran tahy yurub heerka uu gaar siisan yahy baqaha yurub jiiralka io sidey quusto inu Ruushku uso daayo gaaska waxa uu gaar siisan yahy dib dhiska uga tumeen Oo ey u furen hub macdonkodi ka qodi jiray dhul ayago doonayo bal xogo tamar ah Oo in wax ugu filnato ka dhashadan dhuxul dhagxanadii dhor qarni kahor lagu laabtay Oo hada la qodayana ila heer u gaarsiisan yahy waranka yurub Ee quusta jiilalkas laga baqaxayo isku jira wa tilkal ayamo nudaawiluhu Beyna naas wayaha malinba ilahey qof ayu u gacan galinaya malin aya kula jiraya malina wu wa jiraya boode rag malinba mida qawan Ruushku marku dagalka bilabay cuno qabateyn dhan walbo ah ayey saren yurub heer hta diyaaradihisi ey hawada yurub mari wayan ey gaaren balse manta asaga ayey si  u baryan u garan la, yihin dhaqalihisa walbo wey u wiiqen god ayey la galen balse ayaga manta noloshoda Oo dhanba qal qal galiysy turkiga urdugan si kasta ey ula dagalami karayen ula dagalamen doorashada soo socto inu ku guuleysto wey kala dagalamen dhaqalihisa ayey dhulka la galen nafta ayey ku dhibeen balse ilaa inti dagal kii yokrine bilawday marba waxa ayey asaga ka baryayen ama ey ku garab galan mar ey shidalki kala dagalamayen ey yirahdan laso bax adigu Oo waliba ku dhaqso jamhadihi dagalayay Ee ayagu malgalinayen si faraha uga qadan Oo waliba ey ku tageran inu so afmero iyo marey malayiin dadkoda ahi uso barakacan Oo dhaqalihisa xoojiyan

Source from sahanka xogaha channel

 

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love9
Cry0
Surprise0
Sad1
Happy1
Sleepy0
Angry0
Previous Article Waa Maxay Bitcoins Waa Maxay Bitcoin? Bitcoins ma maalgashi fiican baa?
Next Article metaverse Waa maxay Metaverse? Wax Ka Ogow!
1 Comment 1 Comment
  • Pingback: Search Engine-Da (SEO) Ugu Isticmaalka Badan Uguna Caansan Adduunka - somali blogger

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

luqmaan Al xakiim
arimaha diinta

Qisada luqmaan Al xakiim

8 months ago
FADEEXADII WATERGATE
arimaha diinta

FADEEXADII WATERGATE (WATERGATE SCANDAL)

9 months ago
GOYNTII IYO GO’DOOMINTII GUUD EE REER BANII HAASHIM IYO REER MUDALIB.
arimaha diinta

GOYNTII IYO GO’DOOMINTII GUUD EE REER BANII HAASHIM IYO REER MUDALIB

9 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?