By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: CANAANTIISA IYO WAX SHEEGIISU WAA NAXARIIS
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > macluumaad > CANAANTIISA IYO WAX SHEEGIISU WAA NAXARIIS
macluumaad

CANAANTIISA IYO WAX SHEEGIISU WAA NAXARIIS

somaliadmin
By somaliadmin macluumaad
Share
4 Min Read
CANAANTIISA IYO WAX SHEEGIISU WAA NAXARIIS

sheeko wiil iyo abahiis

Canaantiisa iyo wax sheegiisu waa naxariis .Wiil ayaa ka sheekeeyey aabihiis, wuxuu yiri: Wuxuu ahaa aabahay marka uu qolkeyga galo, iyadoo nalku shidan yahay mid i canaanta, wuxuuna oran jiray maxaa loogu ciyaarayaa koronta?!! Maxaad u damin weyday markaad ka baxayso? Sidoo kale, markii uu suuliga galo, wuxuu arki jiray iyadoo tuubada biyaha iska socoto, wuxuu nagu canaan jiray” maxaa biyaha loogu ciyaarayaa? Markasta wuu i canaanan jiray, dayaca ayuu igu qeylin jiray, xataa isagoo xanuunsan ayuu sidaas samayn jiray, ilaa laga soo gaaro maalintii aan shaqada u tartamayay, maalintaas oo aan mari doono imtixaanka shaqada, anigoo ku fakaraya, hadii shaqadan ku guuleysto inaan ka tegi doono gurigaan buuqa iyo canaanta badan.Waxaan toosay xilli hore, dhar qurxoon ayaan xirtay, markaan bixi lahaa, ayaan arkay aabahay oo igu sugaya albaabka, inta garabka iga taabtay ayuu isiiyey lacag aan gaari ku raaco, isagoo dhoollacadaynaya raadka xanuunkuna ka muuqdo ayuu yiri “aabbe isku kalsoonow, su’aalahana haka baqin.Waan aqbalay waanadii aabahay, anigoo faraxsan ayaan galay xaruntii, waan la yaabay, maxaa yeelay waardiye ma joogin, waan iska galay, mise waxaa qofka hagaya boorar lagu dhajiyey derbiyada.Markaan galay albaabka, waxaan arkay handaraabka la qabto oo dhacaya, kadibna meesha ayaan ku celiyey oo waan adkeeyey, kadib waan sii socday, markaan beerta marayo ayaan arkay tuubada biyaha oo iska socota, oo beertii dhinac walba u dhaafeen, waan xiray biyihii, oo waxaan ku furay meel qalalnaa, anigoo yareeyey biyaha socodkooda, si aysan u daadan, waana ka gudbay, markaan galay dhismihii mise waxaa shidan nalka oo dhan, markaas ayaan damiyey, iyadoo dhagahayga ay ka sii qeylinayso canaantii aabahay, kadibna waxaan iska diiwaangeliyey qeybta xogheynta, si aan tartanka uga qeybgalo.Waxaan arkay dadka shaqada u tartamaya mid kasta 2 daqiiqo kadib wareysiga wuu baxayaa, waxaa baxay oo ku guuldaraystay dad shahaadooyin sarsare wata, markaas ayaan dareemay niyadjab, anigoo isweydiinaya’ ma isaga baxdaa, waan go’aansaday inaan nasiibkayga sugo.Waxaan galay qolkii wareysiga, markaan salaamay ayay ii dhoollacadeeyeen, waxayna i weydiiyeen” goorma bilaabi kartaa shaqada? Waxaan ku jawaabay” markaan ku guuleysto, waxay igu celiyeen” waa adiga qofka shaqada ku guuleystay shaqada, imtixaanku wuxuu ahaa mid ficil ah, waxaan kaa daawanaynay Kaamirada xafiiska, dhamaan waxaad sameysayna waxay ahaayeen kuwo si kas ah aan ugu talagalnay imtixaan ahaan, waadna ku guuleysatay.Markii ay sidaas ii sheegeen, ayaa isoo hor maray sawirkii aabahay, aan canaantiisa dhibsan jiray, waxaan ogaaday inuu naxariis ahaa, inuu tababar nololeed ahaa.Waxaan jeclaystay inaan degdeg xaafadii u aado, si aan ehelka farxada ula qeybsado, kadibna waxaan tagey gurigii oo qaraabo oo dhan igu sugayso, markaas ayaan dareemay in aabahay dhintay, halkaas ayay farxadaydii ku kala dhantaalantay.Wuxuu ahaan doonaa aabahay mid aan ku xuso salaadayda iyo ducadayda inta aan noolahay.Hadaba canaanta waalidku waa naxariis, ee dhalinyaroy ogaada, boqolaal ayaan haysan qof wanaag wax ugu sheega, ka faa’iidayso oo ka duceyso, oo talooyin ka reebo waalidkaa. Allow u naxariiso waalidkeen, inta noolna u denbi dhaaf. Aamiin

Fadlan lawadaag asxaabtada qeebta hoose nagu reeb fariintaada? qoraa: somaliblooger

hadii aad rabto hosting iyo domain halkaan ka iibso ionos 1&1

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love2
Cry0
Surprise0
Sad0
Happy0
Sleepy0
Angry0
Previous Article Shirkadood 5-ta shirkadood ee ugu sareeya aduunka 2022
Next Article websitekada websitekada Marabtaa inaad horumariso bloggaaga 8 qaab?
1 Comment 1 Comment
  • Bebew says:
    February 3, 2022 at 7:08 pm

    Heheh

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

10ka qof ee Ruushka ugu qanisan adduunka
macluumaad

10ka qof ee Ruushka ugu qanisan adduunka 2022

7 months ago
Isbedel sameey
macluumaad

Waa maxay sababta Isbedelku uu uadag? yahay 10 qodob!

7 months ago
ninkii Pakistaan u sameeyay Hubka halista badan ee Nuglerka
macluumaad

ninkii Nuglerka Pakistaan u sameeyay Hubka halista badan (warbixin)

9 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?