Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed Farah Cali (Idaajaa) buugga kan sida magaciisa ka cad waa shan sheeko oo soomaaliyeed oo caan baxay tusaale ahaan waa sheekadii wiil waal iyo mataan ciideed iyo aadan galeedh iyo labo sheeko oo kale kuwaas ayaa podcastigaan ku dhageesan doonta.