By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikhda! Wadanka Afghaanistaan

Taariikhda! Wadanka Afghaanistaan

somaliadmin
By somaliadmin
Share
9 Min Read
Afghaanistaan flag

Afghaanistaan Waa Wadanka Xiran ( Wadan Aan Bad Laheyn) Oo Ku Yaalo Koonfurta Ama Bartamaha Qaaradda Aasiya, Wadankaan Waa Wadan Buuraley Ah, Wuxuu Xuduud La Leeyahay Wadamada Kala Ah Tajakistaan, Uzbakistan Iyo Turkumaanistan Oo Waqooyi Ka Xigaan, Iiraan Oo Galbeed Ka Xigta, Shiinaha Oo Bari Ka Xiga Halka Baakistaan Ay Ka Xigto Dhanka Koonfur, Magaca Afghaanistaan Waa Dhulka Afghan, Caasimadda Wadanka Waa Kaabuul, Afghaanistaan Waxay Leedahay Taariikh Aad U Dheer Waxaa Soo Marey Dagaalo Sokeeye Oo Aad Badan, Afghaanistaan Waa Mid Ka Mid Ah Wadamadii Uu Ka Dhacay Dagaaladii U Dhexeeyey Sofiyeetka Iyo Reer Galbeedka ( Dagaal Dadban ), Wadanka Afghaanistaan Waa Mid Ka Mid Ah Sababihii Uu La Burburey Midowgii Soofiyeetka, Wadankaan Waa Wadan Isku Xira Bariga, Galbeedka, Koonfurta Iyo Bartamaha Aasiya, Waana Wadan Ay Dano Badan Ay Ka Leeyihiin Reer Galbeedka,Bedka Dhulka Afghaanistaan Waa 647500 Km2, Qabiilka Ugu Badan Waxaa Loo Yaqaanaa Bashtuun, Waana Dadkii Bilaawey Siyaasadda Casrika Ah Ee Afghaanistaan, Waxaana Aasaasey Axmed Shaah Sanadkii 1709  Wuxuuna Caasimad Ka Dhigtey Qandahaar , Balse Caasimadda Waxaa La Bedeley 17776 Loona Bedeley Kaabuul,

Afghanistan  flag

Taariikda laga soo bilaawo gumeysigii ilaa hadda..

 Laga soo Bilaawo 1838 Ilaa 1842 Waxaa Heystey Britain Waxayna Wakiil U Magacowdey Shaah Shujaah, Balse 1842 Ayaa La Shirqooeley Waana La Diley, Ingiriiska Iyo Hindidii Waxay La Kulmeen Leyn Iyo Barakicin Maadaama La Diley Ninkii Ay Wakiil U Magacowdeen Waxayna Iskaga Bexeen Kaabuul, 1878 Ilaa 1880 Waxaa Bilowdey Dagaalkii Labaad Ee Afghaanistaan Iyo Britain, Dagaalkaas Wuxuu Horseedey In Ay Heshiis Gaaraan Labada Dhinac Kaas Oo Afghaanistaan Lagu Siinaayo Maamulkeeda Arimaha Dibdda, Sanadka Markuu Ahaa 1919 Bishii Agoosto 19keeda Amiirkii Afghaanistaan Amaanullaah Khan Ayaa Ku Dhawaaqey In Ay Afghaanistaan Ka Xorowdey Gumeystihii Britain, 1926 Amiir Amaanullaah Wuxuu Isku Dayey Inuu Bulshada Heshiis Dhexdhigo Balse Caqabado Adag Ayuu La Kulmey Kabuul Ayuuna Iskaga Baxsadey  1929, Mohammed Daahir Shaah Ayaa Boqor Ka Noqdey Afghaanistaan Heshiis La Gaarey Owgii,

17- julaayo 1973 Waxaa Afgambi Kula Wareegay Mohamed Dawaad Khan Iyadoo Ay Jirtey Khilaafaad Siyaasadeed Iyo Mashaakil Badan, Balse Wuxuu Naftiisa Ku Waayey Khilaafaadkaas Waxaana La Diley 1978, Waxaa Ka Dib Qabtey Nuur Mohamed Taraaqi Balse Wuxuu U Leexdey Soofiyeetka, Balse Marso 27 – 1979 Ayaa La Afgambiyey, Waxaana Xilka Qabtey Babraak Karmal,

 Isagana 1986 Bishii Novembar Ayuu Xilka Iska Casiley Isagoo Ku Wareejiyey Mohammed Najiibullaah….

 Wuxuuna Xilka Hayey Ilaa 1992 Markii Ay Islaamiyiintu Qabsadeen Kaabuul, Najiibullaah Wuxuu Magangalyo U Galey Xarunta Qaramada Midoobey Wuxuu Magangalyo Weydiistey India Balse Way Diidey, 1996 Waxaa Kaabuul Xoog Kula Wareegey Kooxda Taalibaan

 Iyagoo Xoog Kula Soo Baxay Najiibullaah27kii  Bishii Semtembar 1996 Wayna Cadaabeen Ilaa Ay Ka Dilaan Ka Dibna Waxay Meydkiisa Sureen Bartamaha Wada Kaabuul Ku Taal, Aan Dib Ugu Noqono 1978 Dhalashadii Dowladihii Shuuciga Ahaa, Afghanka Oo Ah Dad Muslimiin Ah Way Adagtahay In Ay Aqbalaan Shuuciyaddawaxayna Horseedey Kacdoon Ka Dhan Ah Dowladdii Shuuciyadda, Afghaanistaan Waxay Gashey Dagaal Ka Dhan Ah Nidaamka Shuuciyadda Halka Soofiyeetka Oo Ahaa Shuuci Iyo Mareykanka Oo Kasoo Horjeedey Ay  Kor Kala Socdeen Iskuna Hubeeyeen Nidaamkii Shuuciyga Iyo Kacdoon Wadayaashii Kasoo Horjeedey, Soofieetka Wuxuu Ciidan Usoo Direy Afghaanistaan 1978 Si Ay U Taageeraan Dowladda Shuuciga Aheyd Dagaalna Ula Galaan Kooxihii Kasoo Horjeedey Ee U Badnaa Islaamiyiin, Soofiteetka Wuxuu Ogaadey In Uu Lugaha La Galey Dagaal Aan Dhamaad Laheyd Askar Aad U Badanna Looga Diley, 1985 Afghaanistaan Waxaa Kusoo Qulquley Islaamiyiin Ka Kala Yimid Wadamada Muslimiinta Ah Mareykanka Wuxuu Hub Ku Taageerey Kooxihii Islaamiyiinta Isagoo Eegaya Dantiisa Oo Aheyd Jebinta Soofiyeetkii Heystey Afghaanistaan Waxaa Tabarucaad Looga Aruurin Jirey Wadamada Muslimiint, Raggi Ugu Caansanaa Kooxaha Kacdoon Wadayaasha Waxaa Ka Mid Ahaa Axmed Shaah Mascuud, Jalaalu Diin Xaqaani, Qalbu Diin Xikmatiyar, Cabdalla Cazaam Iyo Burhaanu Diin, Ka Dib Toban Sano Oo Dagaal Lagu Riiqmey Soofiyeetka Ayaa Iskaga Baxay Afghaanistaan 1989, Wuxuu Ka Tagey Dowladdii Shuuciga Aheyd Ee Uu Taageerayey, 1992 Ayey Burburtey Dowladdii Shuuciga Afghaanistaan, Ka Dib Kooxihii Kacdoonka Wadey Ayaa Isku Soo Jeestey Wxaa Qarxay Dagaalo Aad Xun, 1996 Waxaa kaabuul Soo Galey Kooxda Taalibaan Oo Ka Awood Badisay Dhammaan Kooxihii Isku Hayey Awoodda Dalka, Taalibaan Waa Koox Islaami Ah Oo Lagu Aasaasey Magaalada Qandahaar Ee Koonfur Bari Afghaanistaan Sanadkii 1994 Waxaana Aasaasey Mullah Mohamed Omar 

Si Ay Afghaanistaan Ugu Xukumaan Diinta Islaamka Waxaa La Aaminsanyahay In Ay Dowladda Baakistaan Aasaastey, Waxayna Ku Dhawaaqeen Dowladda Islaamiga Afghaanistaan, Waxayna Talinayeen 1996 – 2001, Ka Dib Weerarkii Lagu Qaadey Mareykanka Dowladda Mareykanka Ayaa Taalibaan Ku Eedeysay In Ay Gabaad Siiyaan Osama Bin Laden Oo Kooxdiisa Sheegatey Weerarkii Daarihii Mareykanka Lagu Burburiyey, Mareykanka Ayaa Taliban Ka Dalbadey In Ay Usoo Gacan Galiyaan Bin Laden Balse Taliban Ayaa Ku Gacan Seyrtey Waxayna Dalbadeen Cadeyn, October 2001 Mareykanka Iyo 45 Dowladood Ayaa Kusoo Duuley Dowladdii Taalibaan Ee Afghaanistaan, Bshii November Ayey Mareykanka Iyo Xulafadiisa Qabsadeen Kaabuul, Waxay Xilka U Dhiibeen Xaamid Karazaay,,,

 Si Ku Meel Gaar Ah, 2002 Xulafadii Soo Duuley Waxay Amniga Dalka Ku Wareeiyeen Dowladdi Ay Dhisteen Ee Karazaay, 2004 Ayaa Xaamid Karazaay Si Rasmi Ah Loogu Doortey Madaxweynaha Afghaanistaan, 2014kii Ashraf Ghaani Ayaa Loo Doortey Madaxweynaha Dalka balse  15kii ogoosto ayuu dalka iskaga baxay ka dib markii ay taalibaan  la wareegeen xaafadaha magaalada kabul.

Kooxdii Taalibaan ayaa gudaha u gashay caasimadda kaabuul agoosto/15/2021 iyagoo la wareegey madaxtooyada dalka Afghanistan. 

           Qowmiyadaha Dalka Afghanistan

1.       Bashtun: 62% ayey dalka ka yihiin.

2.       Dhaajek: 25% ayey dalka ka yihiin.

3.       Hazaara: 3% ayey dalka ka yihiin.

4.       Baluush: 2% ayey dalka ka yihiin.

5.       Turkuman: 2 ayey dalka ka yihiin.

6.       Uzbik: 7,5% ayey dalka ka yihiin.

7.       Kuwa kale : 2,5% ayey dalka ka yihiin.

Boqolkiiba 77% Waxay Ku Hadlaan Persian Ama Dari, pashto Waxaa Ku Hadla Boqolkiiba 48%, Uzkek Waxaa Ku Hadla 11%, English 6%, Turkumen 3%, Urdu Waa 3%.

Jawiga Afghaanistaan Waa Mid Xun Xilliga Jiilaalka Waxaa Aad U Da,A Baraf.

      Magaalooyinka ugu caansan uguna waaweyn 

1.       Kaabuul

2.       Qandahaar

3.       Waharaat

Codeka afghaanistaan laga galo waa +93 .

 Gobolada Wadanka Afghanistan sanadkan 2022

ProvincePopulationArea (km.²)Area (mi.²)Capital
Badakhshan805,50044,05917,011Feyzabad
Badghis420,40020,5917,950Qal’eh-ye Now
Baghlan762,50021,1188,154Pol-e Khomri
Balkh1,073,00017,2496,660Mazar-e Sharif
Bamian379,20014,1755,473Bamian
Daikondi391,0008,0883,123Khadir
Farah428,80048,47118,715Farah
Faryab840,40020,2937,835Meymaneh
Ghazni1,040,10022,9158,847Ghazni
Ghowr585,90036,47914,085Chaghcharan
Helmand782,10058,58422,619Lashgar Gah
Herat1,544,80054,77821,150Herat
Jowzjan452,00011,7984,555Sheberghan
Kabul3,071,6004,4621,723Kabul
Kandahar990,10054,02220,858Kandahar
Kapisa374,5001,842711Mahmud-e-Eraqi
Khowst487,4004,1521,603Khowst
Konar381,9004,9421,908Asadabad
Kondoz833,3008,0403,104Kondoz
Laghman378,1003,8431,484Mehtar Lam
Lowgar332,4003,8801,498Pol-e ‘Alam
Nangarhar1,261,9007,7272,984Jalalabad
Nimruz138,50041,00515,832Zaranj
Nurestan125,7009,2253,562Kamdish
Oruzgan297,20022,6968,763Tarin Kowt
Paktia467,5006,4322,483Gardez
Paktika369,10019,4827,522Sharan
Panjshir130,4003,6101,394Bazarak
Parvan560,8005,9742,307Charikar
Samangan327,70011,2624,348Aybak
Sar-e Pol472,70015,9996,177Sar-e Pol
Takhar827,50012,3334,762Taloqan
Vardak506,3008,9383,451Maidanshahr
Zabol257,60017,3436,696Qalat

Gabagabeynta Taariikhda Afghanistan

WadankaAfghaanistaan
Bedka652,860 km²
Tirade dadka38.93 million (2020)
Buurta ugu dheerNuashaq bedkeeda 7492
caasimaddaKaabuul
LuuqaddaBashtun, dari
Nidaamka xukunkaJamhuuri madaxweynaha taliyo
Madaxweynaha hadda 2021Ashraf Ghani
Xilligii dalka la aaasaasey1709
LacagtaAfghani
Dhanka socodka wadadaMidig
Code phone+93

isha xogta

Qaar ka mid ah xogahaan waxaan kasoo xigtay wikipedia

Hubinta Xaqiiqda

Waxaan ku dadaalnaa saxnaanta iyo caddaaladda. Haddii aad aragto wax aan sax ahayn, Nala soo xidhiidh

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Previous Article Salamah ibnu Al-akwac Salamah ibnu Al-akwac Saxaabigii Fardaha ka dheerayn jiray!
Next Article Xaliimo Khaliif Magool Waa kuma Xaliimo Khaliif Magool ? Taariikh Nololeedkeeda!
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

5 months ago
Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

5 months ago
Mohamed Saleebaan Tubeec

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?