By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikhda (Hadraawi) Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame

Taariikhda (Hadraawi) Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame

somaliadmin
By somaliadmin
Share
4 Min Read
Hadraawi

Maxamed Ibraahim Warsame oo kumagac dheer (Hadraawi), waa mid kamid ah tiirarka fanka Soomaalida, waa abwaan ku caan baxay curinta Heesaha iyo Gabayada.

Taariikhda abwaanka

Maxamed wuxuu ku dhashay magaala madaxda gobolka Togdheer ee Burco sanadki 1943kii, waxa uu ka dhashay qoys faqiir ah oo ka koobnaa 9 carruur ah, hal gabar iyo siddeed wiil. Maxamed Ibraahim marki uu 10 jir ahaa wuxuu aaday dalka Yemen isagoo waqtigaa laga billaabo la nolaa adeerkiis.

Halkaas ayuu ka galay dugsi, iyadoo magaca uu ku can baxay ee Hadraawi uu halkaa uga baxay, waraysi uu bixiyay ayuuna ku sheegay magacu inuu asal ahaan (Abuu Hadra) oo uu macallinki dugsigu u bixiyay, maadaama uu ahaa nin ardayda aad ugu sheekeeya misana ka qosliya. Marki uu dugsiga ka baxayne wuxuu macallin ka noqday mid kamid dugsiyada hoose ee dalkaYemen.

Marki ay Soomaaliya xornimada qaadatay, gobollada waqoyi iyo koofurne ay midoobeen, Hadraawi Yaman wuu kasoo tagay isagoo dib ugusoo laabtay dalkiisa hooyo gaar ahaan magaala madaxda Muqdisho, isagoo halkaas mar kale noloshiisa ka billaabay, wuxuu ku biiray jaamacadda Umadda, ka qali jebiyay oo isla iyadana uu bare ka noqday, iyadoo ay bar-bar socotay inuu la shaqaynayay wasaaradda warfaafinta iyo Radio Muqdisho.

Hadraawi oo noqday gabyaa iyo heeso curiye caan ka ah bulshada dhexdeeda wuxuu ahaa nin aad uga soo hor jeeda maamulki militariga ahaa ee uu majaraha u hayay Jeneraal Maxamed Siyaad Barre, heeso iyo gabayo kasoo hor jeeday maamulki dalka oo uu tiriyay darteed ayaa sababtay in xabsiga loo taxaabo, waxaana lagu xeray magaalada Qansax Dheere oo ah magaalo 90km dhanka koofur galbeed ka jirta magaalo madaxda gobolka Bay ee Baydhabo, wuxuuna xabisag ku jiray 5 sano lagasoo billaabi 1973 ilaa 1978.

Hadraawi marki uu xabsiga kasoo baxay wuxuu kamid noqday maamulka Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta.

Xilliyadi billiwga burburka iyo dagalladi sokeeye Hadraawi wuxuu aaday Ingiriiska isagoo kaddibna safarro kuso maray inta badan waddamada Yurub iyo Maraykankaba, wuxuuna ka qayb galay xaflado faneed lagu dhigayay waddamadaas.

1999 ayuu Hadraawi ku laabta Hargaysa.

Heesaha ugu caansan ee lagu xasuusto Abwaanka waxaa kamid ah: Baladwayn oo uu qaaday fannaanka Xasan Aadan Samatar. Hooyo oo uu qaaday allaha u naxariistee fannaanki lagu magacaabay boqorka codka Maxamed Saleebaan Tubeec. Jacayl Dhiig Malagu Qoray oo iyadana ay qaadday allaha u naxariistee boqoraddi codka Xaliima Khaliif Cumar Magool. Suleekha oo uu qaaday allaha u naxariistee Fannaanki Maxamed Nuur Giriig. Iyo kuwa kale oo badan.

Qaar kamid ah heesaha uu sameeyane waxaa lagu tarjumay luqado kale.

Gabayadiisana waxaa kamid ah: Gudgude, Daalallay, Daba huwan oo ah gabay aad u dheer kana kooban ilaa 803 tuduc ama bayt. Silsiladdi Sinlay oo uu qayb ka ahaa, iyo kuwa kale oo badan

Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi sanadki 2012 wuxu ku guulaystay abaalmarinta Prince Claus Fund oo uu ku mutaystay gabayada iyo heesaha waxtarka u leh bulshada ee uu sameeyay..

isha xogta

http://somaliwiki.com/index.php/2018/02/13/taariikhda-abwaan-maxamed-ibraahim-warsame-hadraawi/ https://en.wikipedia.org/wiki/Hadrawi

Hubinta Xaqiiqda

Waxaan ku dadaalnaa saxnaanta iyo caddaaladda. Haddii aad aragto wax aan sax ahayn,

Nala soo xidhiidh

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Next Article xasan Sheikh Mohamud Taariikhda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Noloshiisa & Waxbarashadiisa
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

5 months ago
Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

5 months ago
Mohamed Saleebaan Tubeec

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?