By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

somaliadmin
By somaliadmin
Share
3 Min Read
Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)
Taariikhda Dhalashada1965
Gobolka DhalashadaMudug
ShaqaddaSiyaasi, Dhaqaalyahan

Ababka iyo Barbaarinta Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) waxa uu1965-kii ku dhashay Gobolka Mudug, halkaas ayuuna wax badan oo noloshiisa ka mid ah kusoo qaatay. Gaas Waa Reysal Wasaarihii Soomaaliya ee 2011-2012-kii, kadib Hishiiskii Kampala (Kampala Accord). Ka hor waxa uu Wasiir hase ahaatee siyaasadda ayuu sii dhex maquurto waxa uu xitaa Puntland, Soomaaliya ka noqday Madaxweyne.Gaas, waxa uu 1969-1979-kii ka dhiganayay Dugsi Hoose, Dhexe & Sare magaalada Dhuusa Mareeb ee Galgaduud, Soomaaliya. 1980-1984-kiina, Heerka 1-aad ee Jaamacadda ayuu Jaamacadda Ummadda (SNU), Kuliyadeeda Dhaqaalaha, Muqdisho, Soomaaliya ka baxay. 1986-1988-kii, waxa uu Heerka 2-aad ee Jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Vanderbilt, NshvilleTennessee, MareykankaHalka uu markale1998-2000-dii Heerka 2-aad ee Jaamacadda ka qaatay Dugsiga Kennedy ee Dowladda oo ka tirsan Jaamacadda Harvard University Cambridge ee falka Mareykanka. Sanadkii 1999-kii, ayuu Gaas ka qaatay Shahaado ku saabsan Barnaamijka Caalamiga ah ee Canshuurta Jaamacadda Harvard University Law School Cambridge ee dalka Mareykanka, waxaana uu1998-2000-dii qaatay Heerka 3-aad ee Jaamacadda (Ph.D.).1996-1999-kii waxa uu Jaamacadda Harvard University Cambridge, MA ay u tababareysay Macalinimo, iyada oo1993-1998-kii uu Caawiye Macalin ka ahaa Northern Virginia Community College Alexandria, VA. 2000-2003-dii waxa uu Caawiye ka ahaa Mashruuc Saadaalineed, halka uu 2000-2001-dii uu ahaa Lataliyaha Guddoomiyaha Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka. Gaas waxa uu 2003-2010-kii ahaa Bare ka tirsan Jaamacadda Niagra, Newyork, ee waddanka Mareykanka.Sanadihii 2005-2006-dii ayuu Lataliye uga ahaa UNDP Somalia, isaga oo joog Nairobi-Kenya, waxa uuna 2008-dii sidoo kale uga ahaa Lataliye UNDP gobolka Puntland, Soomaaliya. 2010-2011-kii waxa uu Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ka ahaa Soomaaliya Reysal Wasaare Kuxigeen ahna Wasiirka Qorsheynta  & Iskaashiga Caalamiga ah, hase ahaatee 2011-2012-kii ayuuba noqday  Reysal Wasaaraha Soomaaliya. 2014-2016-kiina waxa uu ahaa Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland

Waxbarashada 1969-1979 Dugsi Hoose, Dhexe & Sare, Dhuusa Mareeb, Galgaduud, Soomaaliya1980-1984 Heerka 1-aad ee Jaamacadda, Jaamacadda Ummadda (SNU), Kuliyadda Dhaqaalaha, Muqdisho, Soomaaliya1986-1988 Heerka 2-aad ee Jaamacadda, Jaamacadda Vanderbilt, NshvilleTennessee, Mareykanka1998-2000 Heerka 2-aad ee Jaamacadda, Dugsiga Kennedy ee Dowladda, Harvard University Cambridge, Mareykanka1999-kii, Wuxuu ka qaatay Shahaado ku saabsan Barnaamijka Caalamiga ah ee Canshuurta Jaamacadda Harvard University Law School Cambridge, Mareykanka1998-2000 Heerka 3-aad ee Jaamacadda (Ph.D.)

Waaya-aragnimada iyo Shaqada 1988-1991 Agaasinka Wasaaradda Maaliyadda & Dakhliga Soomaaliya1996-1999 Jaamacadda Harvard University Cambridge, MA ayaa u tababareysay Macalinimo1993-1998 Caawiye Macalin, Northern Virginia Community College Alexandria, VA2000-2003 Caawiye Mashruuc Saadaalineed, Commonwealth of Virginia, Richmond, VA2000-2001 Lataliyaha Guddoomiyaha Gobolka Virginia, Mareykanka2003-2010 Waxa uu Bare ka ahaa Jaamacadda Niagra, Newyork, Mareykanka2005-2006 Wuxuu Lataliye uga ahaa UNDP Somalia, Nairobi-Kenya2008-2008 Wuxuu uga ahaa Lataliye UNDP Puntland, Soomaaliya2010-2011 Reysal Wasaare Kuxigeen, Wasiirka Qorsheynta  & Iskaashiga Caalamiga ah2011-2012 Reysal Wasaaraha Soomaaliya2014-2016 Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland 

 http://shinganinews.com/?p=24148

http://rajonews.com/2014/01/09/taariikhda-madaxweynaha-puntland-cwali-gaas/

http://radiomuqdisho.net/archives/taariikh-nololeedka-rwasaaraha-cusub/

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Previous Article Mohamed Saleebaan Tubeec Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)
Next Article Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

5 months ago
Mohamed Saleebaan Tubeec

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

5 months ago
Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Taariikhda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?