By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

somaliadmin
By somaliadmin
Share
3 Min Read
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
Taariikhda Dhalashada1948 
Goobta DhalashadaMudug Gaalkacyo 
ShaqaddaSiyaasi, Ciidan & Hogaamiye 

Ababka iyo Barbaarinta Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid waxa uu 1948-kii ku dhashay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, hase ahaatee waxa uu ku wax ku bartay Magaalada Muqdisho oo uu 1959-1964-kii Dugsigiisii Hoose, Orfano Maschile (“Italian College), ku qaatay ilaa  Fasalka 5-aad. 1964-1966-kii, waxa uu Qeybdiid ka baxay Dugsiga Tababarka Xalane ee Muqdisho, isaga oo1968-1971-kii dhigtay Dugsiga Dhexe ee magaalada Baydhabo,  Gobolka Bay, Soomaaliya. Intii u dhaxeysay 1972-1974-kiina waxa uu Qeybdiid uu ka baxay Dugsiga Sare ee British School College Nairobi, Kenya. 1978-1979-kii ayuu Kuliyadda Ciidamada Jaale Siyaad ee Muqdisho dhameeyay.1964-kii, Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid waxaa loo qaatay Ciidanka Soomaaliya, halka 1978-1979-kii uu qaatay Darajada Xidigle. 1980-1988-kii, waxa uu ahaa Xoghayaha 2-aad ee Militariga Soomaaliya u jooga Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha, iyada oo1989-1991-kii uu ka mid ahaa Jabhaddii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed & USC, waxaana 1991-1991-kii uu Qeybdiid Ka Mid ahaa Golihii Dhexebee Jabhaddii USC.Sanadihii 1991-1992-kii ayuu  Sidoo kale Qeybdiid ahaa Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee Dowladdii Cali Mahdi, islamarkaana 1992-1994-kii wuxuu ahaa Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee USC & SNA. 2000-2001-kii, Xubin Ka Mid ah Baarlamaankii Dowladdii Cabdi-qaasim Salaad Xasan ayuu ahaa, waxaana 2001-2004-kii  loo dalacsiiyay G. Sare, isaga oo noqday Taliyaha Police-ka Gobolka Banaadir.2007-2009-kii, waxaa loo dalacsiiyay S. Guuto, wuxuuna ahaa Taliyaha Police-ka Soomaaliya, isaga oo 2009-2010-kii loo dalacsiiyay S. Gaas, wuxuuna isla waqtigaas ahaa  Wasiirka Macdanta & Biyaha. Qeybdiid waxa uu 2012-2015-kii ahaa  Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

Waxbarashada1959-1964 Dugsi Hoose, Orfano Maschile (“Italian College), Fasalka 5-aad, Muqdisho Soomaaliya1964-1966 Dugsiga Tababarka Xalane, Muqdisho, Soomaaliya1968-1971 Dugsi Dhexe, Baydhabo, Bay, Soomaaliya1972-1974 Dugsi Sare, British School College Nairobi, Kenya1978-1979 Kuliyadda Ciidamada Jaale Siyaad, Muqdisho, Soomaaliya 

Waaya-aragnimada iyo Shaqada 1964-1988 Waxa uu ka mid ahaa Ciidanka Soomaaliya1978-1979 Wuxuu qaatay Darajada Xidigle1980-1988 Waxa uu ahaa Xoghayaha 2-aad ee Militariga u jooga Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha1989-1991 Wuxuu ka mid ahaa Jabhaddii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed & USC1991-1991 Wuxuu Ka Mid ahaa Golihii Dhexebee Jabhaddii USC1991-1992 Wuxuu ahaa Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee Dowladdii Cali Mahdi1992-1994 Wuxuu ahaa Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee USC & SNA2000-2001 Xubin Ka Mid ahaa Baarlamaankii Dowladdii Cabdi-qaasim Salaad Xasan2001-2004 Waxaa Loo Dalacsiiyay G. Sare, Wuxuuna Noqday Taliyaha Police-ka Gobolka Banaadir2007-2009 Waxaa loo Dalacsiiyay S. Guuto, Wuxuuna ahaa Taliyaha Police-ka Soomaaliya2009-2010 Waxaa loo Dalacsiiyay S. Gaas, Wuxuuna ahaa  Wasiirka Macdanta & Biyaha2012-2015 Waxa uu ahaa Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug2016-2020 Wuxuu ahaa Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya 

 http://hobyonet.com/2012/05/20/taariikh-nololeedkii-musharaxa-madaxweynaha-galmudug-sarreeyye-gaas-cabdi-xasan-cawaale-qaybdiid/

http://www.codkamudug.com/taariikh-nooleleedkii-musharaxa-madaxweynaha-galmudug-sarreeyye-gaas-cabdi-xasan-cawaale-qaybdiid/

http://www.codkamudug.com/taariikh-nooleleedkii-musharaxa-madaxweynaha-galmudug-sarreeyye-gaas-cabdi-xasan-cawaale-qaybdiid/

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Previous Article Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

5 months ago
Mohamed Saleebaan Tubeec

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

5 months ago
Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Taariikhda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?