By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikhda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Taariikhda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

somaliadmin
By somaliadmin
Share
2 Min Read
Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)
Taariikhda Dhalashada1958
Goobta DhalashadaDhuusamareeb
Gobolka DhalashadaGalgaduud
Shaqadda               Siyaasi, Dhaqaalyahan

Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxa uu magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ku dhashay 1958-kii, hase ahaatee Shirdoon waxa uu ku waxbartay magaalada Muqdisho, oo 1974-1978-kii ayuu Dugsi Sare ku dhameeyay magaalada Muqdisho, Soomaaliya. 1978-1979-kii waxa uu Dugsiga Tababarka Xalane ku qaatay Tababar Ciidan, waxaana 1979-1983-kii uu ku qaatay isla Muqdisho Heerka 1-aad ee Jaamacadda, isaga oo dhameeyay Kuliyadda Dhaqaalaha ee Jaamacadda SNU, Soomaaliya.Cabdi Faarax Shirdoon waxa uu 1979-1980-kii kasoo shaqeeyay halkii sano ee Adeegga Qaranka (National Servive), halka 1983-1985-kii uu ka shaqeeyay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. 1985-1991-kii Shirdoon wuxuu lahaa, kana ahaa Maamule Shirkad Ganacsi oo u gaar ahayd isaga.1991-2012-kii waxa uu Nairobi, Kenya ku lahaa Shirkad Gabacsi oo la yiraa Shire Co. Ltd & Shaam, waxaana 2012-kii uu ka ahaa Guddoomiye Urur la yiraa Rajo Forum oo uu isagu ku sameeyay Kenya, ugu dambeyntiina 2012-2013-kii ayuu noqday Reysal Wasaaraha Soomaaliya

Cabdi Faarax Shirdoon waxa uu 1979-1980-kii kasoo shaqeeyay halkii sano ee Adeegga Qaranka (National Servive), halka 1983-1985-kii uu ka shaqeeyay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. 1985-1991-kii Shirdoon wuxuu lahaa, kana ahaa Maamule Shirkad Ganacsi oo u gaar ahayd isaga.1991-2012-kii waxa uu Nairobi, Kenya ku lahaa Shirkad Ganacsi oo la yiraa Shire Co. Ltd & Shaam, waxaana 2012-kii uu ka ahaa Guddoomiye Urur la yiraa Rajo Forum oo uu isagu ku sameeyay Kenya, ugu dambeyntiina 2012-2013-kii ayuu noqday Reysal Wasaaraha Soomaaliya

 http://www.xildhibanpublications.net/Wararka/saacid.htm

 http://www.cadceed.com/2012/10/taariikh-nololeedka-raysal-wasaaraha-cusub-ee-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon.html

Hubinta Xaqiiqda

Waxaan ku dadaalnaa saxnaanta iyo caddaaladda. Haddii aad aragto wax aan sax ahayn, Nala soo xidhiidh

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Previous Article Xaliimo Khaliif Magool Waa kuma Xaliimo Khaliif Magool ? Taariikh Nololeedkeeda!
Next Article Mohamed Saleebaan Tubeec Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

5 months ago
Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

5 months ago
Mohamed Saleebaan Tubeec

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?