By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikh-nololeedkii Prof Cali Xasan Maxamed

Taariikh-nololeedkii Prof Cali Xasan Maxamed

somaliadmin
By somaliadmin
Share
2 Min Read
Prof Cali Xasan Maxamed

nolosha Prof Cali

Prof Cali Xasan Maxamed wuxuu ahaa keyd cilmi ah oo Ummadda Soomaaliyeed ka baxay. Wuxuu wax ku bartay dalalka Soomaaliya, Masar, Ruushka, Roomaaniya iyo Suudaan. Wuxuu haystay sideed shahaado heer jaamaceed iyo ka sarreeya, kuna kala qaatay muddadii u dhexaysay 1970-2002.
Wuxuu haystay laba shahaado oo bachelor ah, afar shahaado Diblooma sare ah, shahaado Master ah iyo shahaadada PhD. Wuxuu ku kala qaatay takhasusyo kala duwan, oo muhiim u ah nolosha iyo horumarka ummadda, kalana ah: Culuumta Bulshada, Taariikhda, Culuumta Siyaasadda, Istaraatiijiyada iyo Amniga Qaranka, Luqadda Carabiga, Daraasaadka Islaamiga, iyo Daraasadaha Afrika (African Studies).
Wuxuu waxbarashada ka shaqaynayay muddo nus qarni ku dhow (1970-2016). Wuxuu ku billaabay macallinnimo dugsiga sare sanadkii 1970kii, ka dibna maamule dugsi sare Jowhar iyo Boorama, iyo Guddoomiye waxbarasho ee Gobolka Mudug.

Ka dib wuxuu u wareegay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ka dhigayay Taariikhda iyo Culuumta Siyaasadda. Wuxuu soo noqday Hormuudka Kulliyadda Waxbarashada Lafoole 1983-85; Hormuudka Kulliyadda Saxaafadda iyo Culuumta Siyaasadda (1988-1990).

Jaamacadda Muqdisho wuxuu ka dhigayay maadooyinka Daraasaadka Soomaalida (Somali Studies) iyo Daraasaadka Afrika (African Studies). Wuxuu ahaa Guddoomiye-ku-xigeenka Akaadeemiyada ee Jaamacadda Muqdisho (1997 – 2016). Wuxuuna Jaamacadda Muqdisho ka qaatay darajada Bare Sare ama Professor sannadkii 2009.

Wuxuu caan ku ahaa hawlkarnimo, shaqo jacayl, ilaalinta nidaamka iyo waqtiga, Wuxuuna ku geeriyooday Muqdisho 14/3/2017 allah u naxariiste

isha xogta

http://somaliwiki.com/index.php/2017/03/15/taariikh-nololeedkii-prof-cali-xasan-maxamed/

Hubinta Xaqiiqda

Waxaan ku dadaalnaa saxnaanta iyo caddaaladda. Haddii aad aragto wax aan sax ahayn, Nala soo xidhiidh

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Previous Article sheekh Maxamed Taariikhda Sheekh Maxamed Macalin Xasan
Next Article Jaale Maxamed Siyaad Barre Taariikhda madaxweyne Maxamed Siyaad Barre
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

5 months ago
Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

5 months ago
Mohamed Saleebaan Tubeec

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?