By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Sign In
Notification Show More
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > biography > Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

Taariikhda Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

somaliadmin
By somaliadmin 8
Share
4 Min Read
Mohamed Saleebaan Tubeec

Maxamed Saleebaan Tubeec waa fanaan ka mid ahaa fanaaniinta ugu caansanaa suugaanta dadka Soomaalida ah. Fanaanku waxa uu ku dhashay duleedka magaalada Hargeysa gobolka Waqooyi ee maanta ah magaalo madaxda Somaliland sanadkii 1943. Fanaanku wuxuu ahaa heesaa aad u cod macaan oo geyiga Soomaalieed aad looga jecel yahay. Codkiisa wanaagsan darteed waxaa lagu naaneysi jirey Boqorka Codka Fanka Soomaaliyeed.

Tubeec wuxuu ahaa shaqsi caan ka ah caalamka gaar ahaan gayiga somaalida sidoo kale maxamed saleebaan tubeec waxaa lagu naanaysi jirey (boqorka-codka).

Sidoo kale waxay taariikh lama ilaawaan ah ka dhigeen tartanki fanka ee qarada africa maxamed saleebaan (tubeec) iyo xaliima khaliif (magool) oo ay halkaa ku hanteen biladihii ugu sareey labka iyo dhadigaba. Sidaana ku noqdeen libaaxyadii qaarada Africa taariikh lama ilaawaan ahna kula soo laabteen gayiga Somalida.

Maxamed saleebaan wuxuu ku barbaaray magaalada (ber-bera) dadka aqoonta durugsan u leh wexey tilmaamaan inuu ahaa shaqsi Afgaaban.

Sidoo kale fanaanku wuxuu yaraantiisi fanka ka bilaabay magalooyinka berbera hargasa jabuuti isagioo gacac qabad ka heleya fanaano iyo abwaano kalle oo uu ka mid yahay walaalki jaamac saleebaan.

Faanaanku wuxuu kamid ahaa dadki dalka ka baxay markii u qarxay dagaalki sukeeye wuxuuna waqti joogay wadanka suuriya intaa kadib na waxaa uu usoo gudbay wadanka switzerland gaar ahaan magaalada genefa oo waqti kunoolaa heesihiisi halaasiga ahaana kusoo cusboonaysiiyey sida nasteexo .gufaaco.deeqa iyo qaarkaloo aynaan halkaan kusoo koobi karayn.

Waqti dheer kadib fanaanku waxaa uu soo gaba gabeeyey noloshiisi wadanka switzerland wuxuuna u wareegay wadanka denmark si uu ula midoobo qayb ka mid qoyskiisa.

Taariikhda dheer ka dib fanaanku waxaa uu tagay 2waqti qaarada africa oo mar ka mid ah uu bandhig faneed ku qabtay wadan jabuuti marna uu booqday ismaamulka Somalida Ethiopia.

Wuxuuna ah shaqsi aad ugu wayna loogana qadariyo gayiga somalida

Mudo ka dib fanaanka waxaa soo wajahay xanuun uurku jirta ah gaar ahaan sonbobka wuxuuna xaalada cafimaad u maray wadamada denmark sweden norwey intaa ka dibna waxaa uu so gudba wadanka germeny oo 2 qaliin looga sameeye una u geeriyooday akhirki.

Waxa u ku geeriyooday faanaanku 12kii Bishii March 2014 wadanka germeny, alle ha u naxariistee waxaana lagu aasay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Qubuuraha Dugsiga Sarre ee Booliska 16/03/2014.

Heesaha Fanaanka

Fanaanka maxamed saleebaan tubeec wuxuu leeyahay heeso fara badan, kuwaasi oo iskugu jira wadani, jacayl, guubaabin, dhiirigelin, haasaawe, amaan, duco, wacyi, wargelin iyo wax-sheeg.[2]

Fanaanku waxuu ka tirsanaa Hobolada Waaberi ee hogaanka u ahaa fanka iyo suugaant

Fanaankani wuxuu heeso badan la qaaday hobolo dumar oo badan, kuwaasi ooy ka mid yihiin fanaanada Xaliimo Khaliif Magool, Hibo Maxamed Hodoon (Hibo Nuura), Maandeeq, Saynab Cige iyo kuwo kale oo badan. Si kastaba ha ahaatee, heesaha Maxamed Saleebaan Tubeec aad ayay u badan yihiin, kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:

  • Heesta Hooyo
  • Heesta Ha iga Goosan Caawa: waxay si talantaali ah u wada qaadaan fanaanada Aamina Feer
  • Heesta Guryosamo: waxay si talantaali ah u wada qaadaan fanaanada Maandeeq
  • Heesta Gobanimodoon: waxay si talantaali ah u wada qaadaan fanaanada Hibo Nuura
  • Heesta Dagan
  • Heesta Amaano
  • Heesta Adaa I Dhaliiley
  • Heesta Nasteexo
  • Heesta Aniguna iyo kuwo kale oo badan.
  • gurya samo

Heesaha fanaankan waxaad ka dhageesan kartaa websitekan Halkan Riix.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
Previous Article Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Taariikhda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)
Next Article Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Hagaha Dhamaystiran ee Android Studio! Dhisidda Apps-ka Android” May 10, 2023
  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology13
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate freelancer (2) android studio (1) apps (2) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
September 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
« May    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

11 months ago
Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

11 months ago
Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Taariikhda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

11 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Contact

Wada shaqayn hadii aad tahay Qoraa maqaal qori karo fadlan inala so xiriir +905528345591

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2023 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?