By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Reading: 6 Qaab Lacag Looga Sameeyo Online 2022
Share
Sign In
Notification Show More
Latest News
What Is Caawiye app? Everything a Beginner Needs to Know
Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha!
latest technology
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay!
latest technology
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing
somali bloggersomali blogger
  • Home
  • Biography
  • Podcast
  • English articles
  • My Bookmarks
  • About Us
  • Contact
Search
  • Home
  • Blog Categories
    • wordpress tutorial
    • latest technology
    • Suuqgeynta affiliate marketing
    • arimaha diinta
    • macluumaad
  • Podcast
  • English articles
  • Biography
  • About Us
  • Contact
Have an existing account? Sign In
Follow US
somali blogger > Suuqgeynta affiliate marketing > 6 Qaab Lacag Looga Sameeyo Online 2022
Suuqgeynta affiliate marketing

6 Qaab Lacag Looga Sameeyo Online 2022

somaliadmin
By somaliadmin Suuqgeynta affiliate marketing
Share
10 Min Read
lacag

Waxaa jira siyaabo badan oo lacag looga sameeyo internetka sanadka 2022. Waxa aad bilaabi kartaa baloog oo aad kor ugu qaadi kartaa macluumaadkaaga online. Waxa kale oo aad alaabta ku iibin kartaa online. Waxaad sidoo kale ganacsi ka bilaabi kartaa online. Haddaba sidee baad u qorshaynaysaa 2022 si aad dakhli uga hesho gurigaaga? Aan bilowno…

Maqaalkan, waxaan kuu sheegi doonaa 6 siyaabood oo aad ka heli karto lacag online ah adigoo ka shaqeynaya guriga.

6 Qaab oo Online Lacag Looga Sameeyo 2022

1 Website Sameeyso

Websiteku waa meesha hal mar kaga baahan inaad Maqaal  kuso gudbiso oo ahaan donto meel mustaqbalka adigoon shaqa qabaneenin aad lacag ka sameen kartid, ha is oran ma sameen kartid website oo waxad u baahntahay qarash iyo inaad wax ka taqaanid proggraming ama luuqadaha lagu dhiso waxad heli karta ayakoo diyaarsan waxaas oo dhan oo adiga aad ka yelanaysid sidi aad doontid oo waliba waxa ugu fiican waxeey tahay waqti kama qadanayso oo wa laguu sii diyariyay.Inaad samaysatid website hadii aad raacdid tilaaabooyinkaan kuwaas oo kaa saacidi doono inaad website adiga aad ledahay bilowdid,tani waxey u tahay wado aad u raaci kartid safarkaaga shaqooyinka online ah kaas ood ku heli doontid inaad isku filnaasho gaartid, Badana dadka uma yaqanan online ka inuu shaqa noqon karo balse waxeey aminsanyihiin ineey shaqooyinka ay waligood ay goobjoog u ahaan jireen aysan jirin wax laga badasho lakiin xaqiiqda ya ah in aduunka hormar gaaray online inaad lacag ka samaysidna ay tahay arin u baahan in fiiro gaar loo yeesho.

2 Affiliate Marketing-Faido qaybsi

Affiliate marketing waa inaad faido la qaybsatid qofka alaabta ama badeecada u leeyahy adigoo u kenaayo ruux gato oo marki uu ruux gado badeecada ayad waxad ledahy qidmad kooban oo ah %Boqolkiiba intii ad ku heshiseen ama inta ay shirkada badecada leh ay ogoshahay.Waxa la yaabka ah aya ah inad adiga shaqo ku laheen badeeco dhamatay ama laso celiyay markii legato oo adiga waxad helaysa faidada marki saan loo gato wa shirkada qaarkoode halka kuwa kalana ay  ka jarayaan faidada badeecadi lagatay marki uu soo celiyo macamiilki gatay.Halkaan toos ogama bogon kartid sida uu u shaqeeyo iyo suda ugu fiican ee looga ganacsado shirkadahaan bixinayo Affiliate marketing

 Waxa jiro qaabab badan ay u shaqeyaan shirkadahaan kuwaas oon ku xusay maqaal hore balse hadan dul maro waxa kamid  ah in ay jirto waxa loogu yeero CPA iyo CPM oo marki laisku soo duubo ay macno ahaan yeelanayso inaad lacag ka sameen kartid hadi uu macamiilka ad keenatay maclumadkiisa iyo xogtiisa galiyo oo ay helaan  macmiilka xigtiisa aadka sameen kartid lacag si sahlan. Ma ahan ineey ruuxa ayaka wax ka rabaan balse markeey helaan xogtiisa aya waxey samenayaan iney ayaka alabahooda beec gayn ku sameestaan madama ruxaas aya hayan magaciisa ayakoo rajaynaya inuu ka gato badeeco hadbo mida ay suuq gaynta ugu jiraan adiaga se mar hore ayaad qadatay faidada oo shaqada lagu siiyay aya ahayd inaad ruuxa keentid waadna keentay SOO CAJIIB MA AHAN?

3 YouTube – Sameyso Channel

Youtube waxa loo isticmala siyaabo badan sida in hadii uu qofka rabo inuu online wax ka barto uu kaso raadiyo mawduuca uu rabo kaas oo ku  barta si online ah balse aan ka hadlo sida adiga uu muhiim kugu yahay inaad samaysatid channel cusub, Dhaqale ahan meshaan waxey ka sameyaan dadka lacag aan la qiyaasi Karin balse lacagta see loo sameeya waayo suasha?Adigu ma atahay qof yaqaano cilmi,xirfad ama wax ay bulshadu rabto ineeey bartaan xita hadeey noqoto maaweelo,hadii aad maaweelin kartid dadka ama cilmi aad taqaanid si aad dadka oga faideesid marka Youtube wa meshaadi.Bulshadu waxeey jecelyihiin ruuxa maaweeliyo ama usoo gudbiyo wax ay ka faideesan karan kuwaas jawaab ahaan u siiyo ineey kugu xirmaan.Aaladaan aya abaalmarin ku siiso ruuxi intaas sameen kara ayakoo egaayo muxu soo gudbiyaa iyo bulshadu maka heshay wixi uu soo gudbiyay.si aad wax badan ooga ogaatid sida channel casri ah loo samaysto Meelaha wax lagu so gudbiyo mida labaad ayey tahay Youtube taas isku keentay bulshooyin badan.

4 Online store- Sameyso meel aad adigu wax ku iibi kartid

Maqasiin ama online store wa iska macno dhaqyihiin meshaan waa meel aad ku kaydinaysid alaabaha aad gadaysid kuwaas si online aad ku gadaysid.uma baahnid inaad alaab aad lacag kazoo bixisay aad si iiisid balse waa naqshad adigu aad naqshadanaysid kaliye adigoo isticmalaya website asaga aya kuu kaydinaayo alabtaada hadii macamiil soo cosdsadana adiga kaagama baahno inaad diyaarad ama gaari usaartid balse website aad ku dhax samaysay ayaa hawshaas qabanayo wuxuna ka goosanaya qidmad yar ood ku qanci doonto.Alabahan aya ah mid adiga aad ledahay ooo online store ah cidwalbana arki karto hadeey ka helaan naqshada iyo sida wanagsan ood u hagaajisayna ineey gataan ay u dhawdahay.

Alabahan aya lagu gada meelo kala duwan adiga shaqsi ahantadana waxad sameen karta inaad suuq gayn usii samaysid adigoo isticmalaya baraha bulshada iyo dadka ad leedahay way xiseenayan alaabtaan.Hadii la gato alaabtada sidaan horay kuugu sheegay alabtaa adiga in ruuxa loo geeyo website ama shirkada aad ku dhax samaysay aya ku samaynayso adiga faidada ayey wax ka qadanayaan waa markii legato hadaaan lagadanin lakin wax laga qadaayo malahan.website yada waxa ka mid ah

  • Teesprin
  • Shopify
  • merchants

Waxa intaa dheer inaad adigana dhankaaga aad ka qayb qaadatid suuq gaynta taas meel fiican aad kawas usii diyaariayay inaad naqshadada u badasho store aad ledaaahy oo online ah aya gaari doonto,Tusaale hadii aad ledahay website ama Youtube channel waad ku dhax gadi karta adigoo dadka kugu xiran xusuusinaayo iney dharkaas gataan hadii ay ka helaan.

5 Freelancer- xirfadada iib geenta

Waxa macquul inaad fahmin ood is waydinayso sideen u iib geeya xirfadayda?,aniga ku fahansinayo,Xirfadu waa shega ma guraanka ah waqtigan lajoogo taas oo aadooga faaideesan kartid inaad lacag aad ka samaysid adigo adeegsanayo meelaha loo iib geeyo xirfadaha oon kuu sheegi doono.Shirkadaha wa wayn iyo cidwalbo oo wax in loo qabto u baahan waxeey I madaan meelo loogu tala galay tusaale shirkadaha wa wayn oo wax soo gudbiyo aqbaradka ama xita sawirada nooc walbo dad ayey ka gataan dadkaas iyo shirkada adeega rabto isma yaqanan balse waxa jiro website yo fara badan oo u dhaxeeyo kuwaas oo fududeeyo adeegayada ayakoo u dhaxenaayo ruuxa xirfada lehiyo mid doonayao in loogu shaqeeyo xirfadaas.website yada sida

  • Freelancer.com
  • Upwork.com
  • Peopleperhour
  • Fiverr
  • Indeed
  • Llatium

Dhamaan kuwaan aan ku sheegay waxey u dhaxeyaan shirkada raadinayso xirfadad iyo adiga oo ah ruuxa leh xirfadii la radinaaya,hadii ad laheen xirfad waa inaad ku dadasha xirfadi ad baran laheed sidi aad oga shaqeesan laheed online ka.Mida ugu fiican hadad is waydiinayso waxad sameen karta inaad website yadaan aad tagtid deedna ad so ogaatid mesha aad ku fiicantahay iyo sida bahaid ooga jirto adigoo markaas xooga sari doono mesha aad so ogaatay ood waiba adigana aad qaban kartid shaqooyinka laguu diri doono balse ogow waxa jiro dad gurigooda joogo shaqa kalana an qabanin shaqooyinkaan moyeee.

6 Baro Xirfadda Forex

black blue and red graph illustration

Ganacsiga sarifka calamiga ah ayaa maalmahan soo socda. Dadku waxay mobilkooda ku rakibayaan barnaamijyo kala duwan oo la xidhiidha sarifka calamiga ah waxayna u janjeeraan inay wax ka bartaan suuqan. Hadii aad rabto in aad lacag ku kasbato suuqa sarifka calamiga ah ama suuqa sarifka calamiga ah markaas waa in aad barataa xirfadahan oo aad aqoon korodhsato ka hor inta aanad maalgelin Laakiin sida aad ogtahay, waxbarashadu xitaa bilaash maaha taariikhda maanta waa inaad lacag ku bixisaa barashada xirfado cusub. Marka, waxaa jira koorsooyin badan oo khadka tooska ah iyo kuwa aan tooska ahayn kuwaas oo ku siinaya aqoon dhammaystiran oo faahfaahsan oo ku saabsan suuqa Forex & suuqa saamiyada. Koritaanku waa Platform Maalgelinta ugu fiican, bilaasha oo fudud. Halkan waxa aad ka samaysan kartaa Koontadaada Demat ee Bilaashka ah. Markaad barato shaqada suuqyadaas waxaad ka heli kartaa lacag. Suuqa saamiyada, waxaad ku kasban kartaa faa’iido degdeg ah Trading Intraday, sidoo kale waxaa jira Maalgelin Waqti dheer ah tani waa inaad sugto inaad faa’iido hesho.

Fiiro gaar ah:- Waxaan mar labaad kaaga digayaa inaad suuqan gasho markaad xog dhamaystiran hesho.

hadii aad rabto hosting iyo domain halkaan ka iibso somnest su’aalo caadi ama caawin hadii aad iga baahantahay qeebta faallada inagula wadaag.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share this Article
Facebook Twitter Whatsapp Whatsapp Copy Link Print
What do you think?
Love3
Cry1
Surprise0
Sad0
Happy0
Sleepy0
Angry0
Previous Article blogger Noqo Blogger Sirta Guusha qoraalada?
Next Article lacag online SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYA WEBSITE CUSUB 2022
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

  • Waa maxay Caawiye app? appka suaalaha iyo jawaabaha! February 22, 2023
  • sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda January 3, 2023
  • Waa maxay Shahaadada SSL? Muhiimada ay leedahay! December 13, 2022
  • Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook? December 12, 2022
  • Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast November 1, 2022
-

Categories

  • arimaha diinta6
  • latest technology12
  • macluumaad11
  • Suuqgeynta affiliate marketing9
  • wordpress tutorial7

Tags

100$ maalinkasta (2) aabaha (1) affiliate (1) affiliate freelancer (2) apps (1) billionaires (1) Bitcoins (1) blog (4) cabirka computerka (1) certificate (1) cryptocurrency (1) domain (1) Facebook (2) famous (1) Game of Thrones (1) google (1) google ads. (1) google AdSense (2) guul (1) hal-abuur (1) hard drive (1) horumar (1) hosting (1) isbedel (1) lacag (6) metaverse (1) money (1) playstore. (1) podcast (2) qoraal (1) russia (1) sahanka xogaha (2) seo (1) shaqo (3) shirkadaha (1) size (1) somaliya (1) ssl (1) suuqgeynta (1) taajir (1) taariikh (1) tutorials (2) website (4) wordpress (2) xirfado (1)
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« Feb    

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

You Might also Like

sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda
Suuqgeynta affiliate marketing

sidee baan ugu noqon karaa mid wax soo saar leh oo caan ku ah bulshada dhexdeeda

3 months ago
Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?
Suuqgeynta affiliate marketing

Sidee loo sameeyaa Xayaysiiska Facebook?

4 months ago
Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast
Suuqgeynta affiliate marketing

Waa Maxay Podcast! Faa’idooyinka Ay Leedahay Bilaabidda Podcast

5 months ago

About

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The main goal of this site is to provide quality tutorials, tips, courses, tools and other resources, Get free courses and book summaries and more useful tutorial articles

Find Us on Socials

Important pages

  • Book Summary
  • Web Story
  • Contact
  • Terms and Conditions
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Customize Interests
  • My Bookmarks

Our Other sites

  • caawiye Q&A
  • Somnest web developer

Newsletter

Subscribe our Newsletter for new blog posts!

Our Mobile App

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App Store Get It On Google Play

© 2022 Somali blogger! All Rights Reserved | Designed and Developed by Somnest

Removed from reading list

Undo
adbanner
AdBlock Detected
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Continue with Facebook
Continue with Google
Lost your password?